Browsing: Gurmad
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadd Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble aya magcaaabay Gudi ka kooban 34 qof oo la sheegay inay dardar galiyaan…
Dad badan ayaa weli lagu la’ yahay qaraxii weynaa ee Ex Kontrol Afgooye, kadib markii 2 maalmood la ururiyey xogta…
Roobab xoog leh oo maata iyo caawa ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyey inay xirman wadooyin badan, waxaana ka dhashay…
Waxaa magaalada Beledweyne xalay lagu qabtay Gaadiid mucaawino siday oo la sheegay in lagu dejinayay Bakhaar ku yaalla magaaladaasi, kadib…
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saartay xaaladda gurmadka fatahaadda iyo cabsida laga qabo roobabka deyrta…
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Gurmadka Fatahadaha ee Culimada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in garoonka Ugaas Khaliif ee magaaladaasi uu mar kale xirmay kadib markii ay…
Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyey Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliya, iyadoo qeyb labaad oo qalab ah ay soo…
Madaxweyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta ku dhibaataysan fatahaadaha deegaannada Hiiraan,…
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa afar gadiidka gurmadka degdegga ah ee Ambulance ugu deeqay maamulka Gobolka Banaadir.
Dowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu deeqday hal milyan iyo bar doolar si loogu gurmado dadka ay fatahaaddu…
Waxaa mar kale laga digay macaluul baahsan oo Soomaaliya ka dilaacda, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay hay’adda Qaxootiga…
Samiiro Cumar Maxamed waa gabar 3 jir ah oo indhaha ka xanuunsan, qoyskeeddu waa sabool waxaana ay ka mid yihiin…
Boqortooyad Sacuudiga ayaa Diyaarad siday Deeq gargaar Dawo ah u soo dirtay magaalada Muqdisho.
Guddiga Gurmadka dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Soope ee 14-ka Oktoobar 2017 ayaa shaaciyay tiro cusub oo ku saabsan dadkii ku…
Dowladda Jabuuti ayaa lacag gaareysa 1 Milyan oo doolar ugu deeqday dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii 14-kii October ka dhacday Isgoyska…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo madax ka ahaa Guddiga taakuleynta Soomaalida Kenya ee dhowaan Muqdisho keenay lacag ay usoo ururiyeen…
Guddiga Gurmad Qaran ee Soomaalida Kenya oo lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ay saaka soo gaareen.
Puntland ayaa Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliyta ku wareejiyey lacag ku dhow Nus Milyna Doolar oo madaxda iyo shacabka Puntland ay…
