Gudiga gurmadka maamulka Putland ayaa tegay Magaaladda Muqdisho, iyagoo wada lacag deeq ah oo ay ka soo ururiyeen dadka degaanada…
Browsing: Gurmad
Kooxda dhalinyaradda la baxday Gurmad Qaran oo curatay kadib markii uu dhacay qarixii sababay musiibadii qaran ee ka dhacay isgoyska…
Soomaalida Kenya ku nool oo caawa isugu yimid hotel ku yaalla magaalad Nairobi ayaa ururiyay lacag dhan rubuc Milyan Doolar…
DHACDO KA MID AH GURMAD QARAN: ‘Markii qaraxu dhacay Ra’iisal wasaaraha Sooomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhowr dowladood la hadlay,…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cismaan Alxamaadi.
Dowladda Itoobiya ayaa deeq Dawo ah oo loogu talogalay dadkii ku dhaawacmay Qarixii Muqdisho gaarsiisay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhalinyarrada Soomaaliyeed ugu baaqay inay galaan dagaalka looga horjeedo Alshabaab oo ay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi cusub oo la magac baxay Guddiga Taakuleynta iyo Tabarrucaada Qaranka.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay xaaladda dhaawacyada qaraxyadii Muqdisho ee la geeyay magaalada Khartoum ee…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa muujisay deeqsinimo iyo Soomaalinimo kadib markii ay 48 saacadood ku ururisay lacag ka badan…
Dowladda Imaaraadka ayaa shalay ku dhawaaqday taageero ay siineyso dhaawacyada Qaraxiii Muqdisho iyo kaalmo kale oo caafimaad.
Dowladda Qatar ayaa mashruuc soconaya saddex bilood oo lagu caawinayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii Muqdisho ka furtay magaalada Muqdisho.
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gaarsiisay magaalada Muqdisho diyaarad sida gurmad daawo iyo dhakhaatiir saaka looga direy magaalada Garowe, waxaana…
Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa laga sameeyay olole gurmad ah oo lagu ururiyay dhaqaale ka badan $100,000.
Dowladda Qatar ayaa ku yaboohday kaalmadii ugu weyneyd ee deeq caafimaad ah oo loo fidiyo dhaawacyada Qarixii weynaa ee magaalada…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Badbaado oo isku duba rida gurmada dadka ku waxyeeloobay qarixii…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddiga Badbaadinta iyo samata bixinta qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo…
