Wararka laga helayo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd laba qof rayidka…
Browsing: Hiiraan
Kooxda Alshabaab ayaa madaafiic ku weerartay xalay saldhig ay ciidamada Jabuuti ku leeyihiin Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa caawa isku raacay magaca u iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alsahbaab lagu dilay dagaal ka dhacay degmada Jalalaqsi. Dagaal…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa ayaa la sheegay in ujeedada ugu…
Wadahadal magaalada Beledweyne ku dhex maray wafdi uu hogaaminayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo odayaasha Hiiraan…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu soo dhamaaday dadaal loogu jiray in ergooyinka shirka Jowhar lagu celiyo shirka,…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa socdaal lama filaan ah ku tegay magaalada Beledweyne ee Gobolka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ergadii shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ka baxeen hoolka…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Maamul mucaarad ah oo ay dhismihiisa ku howlan yihiin Ugaaska Beesha Xawaadle…
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ah ugaaska beesha Xawaadle ayaa qaadacay go’aan kasoo baxay guddiga Doorashada Dadban.
Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaal ayaa go’aan ka gaaray goobta lagu soo xulayo xildhibaanada labada aqal ee ka imaanaya…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ku howlan maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa raadineysa magaca iyo calan…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in is rasaaseyn ay caawa ka dhacday magaaladaasi.
Waxaa caawa xaafadda Kooshin ee magaalada Beledweyne, xarunta gobolka Hiiraan lagu dilay ganacsade laga yaqaan magaalada.
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in caqabad lagu hayo guddiga doorashada Gobolka Hiiraan loo magacaabay.
Kooxda Alshabaab ayaa dhoolatus dabaaldeg ah ku sameysay degaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo dhowaan ay ka qabsatay ciidamada Itoobiya…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in lagu dhawaaqay dhismaha maamul goboleed uu yeesho Gobolka Hiiraan.
Isbaheysiga mucaaradka ee Siyaasiyiimta iyo musharixiinta ka kooban ayaa war ka soo saaray maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha…
Warar la isla dhex marayo ayaa sheegaya in wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya uu yahay musharax u taagan xika madaxweynaha…
