Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa sheegay in 24 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday maalintii…
Browsing: Hiiraan
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar…
Maamluka Hirshabelle ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenada Gobolka Hiiraan iyo xoghayeyaasha Gobolka iyo degmada Beledweyne.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay howlgal ka sameeyeen degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-Burde,…
Gudoomiyaha Gobolka Hiraan Yusuf Axmed Hagar Dabaheed ayaa shaqadii ka joojiyey saddex masuul oo ka tirsan Maamulka Degmada Beledweyne ee Gobolka…
Qarax miino ayaa lala beegsaday kolonyo ciidammo Itoobiyaan ah oo marayay deegaanka Ceel Gaal oo 15 km bari ka jira…
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar(Daba Geed) uu xabsi u…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday lix eedeysane oo ku eedeysnaa inay soo abaabuleen weerar ay 4 qof…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow oo muddo shan…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka bilowday dhageysiga dacwad ku saabsan dilka Darawal Mooto Bajaajle…
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo saaka magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka jirto…
Xaalad kacsan ayaa ka jirta magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii maleeshiyo hubeysan ay xireen qaar ka mida wadooyinka…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in degmada Jalalaqsi lagu dilay askari ka tirsan ciidamada AMISOM ee kasoo jeeda…
Kooxda Alshabaab ayaa xukun ku fulisay dhalinyaro lagu soo eedeeyay falal dil iyo kufsi isugu jira, iyadoo markii ugu horeysay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay Qaraxyo is xigay ay ka dhaceen xalay saq dhexe…
Taliye ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa shaaciyey in tiro ka badan 80 maleeshiyo oo Alshabaab ah lagu dilay howlgallo…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay fal dil gowrac ah kula kaceen wiilal dhalinyaro ah…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay Galabta dagaal culus kula wareegeen degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Xildhibaanno ka tisan Aqalka sare oo tegay magaalada Beledweyne ayaa qeylo dhaan kasoo saaray xaaladda magaaladaasi iyo halista ka dhalan…
