Waxaa lasoo gabagabeeyay shalay diiwaan gelinta Musharixiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto maamulka Hirshabeelle.
Browsing: Hirshabeelle
Madaxweynaha HirshabeelleCali C/llaahi Guudlaawe ayaa soo saaray liiska musharixiinta u taagan Aqalka Sare ee lagasoo doorto maamulkaasi.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa culeysyo soo food saaray dartood la sheegay inuu furayo tartanka kuraasta Aqalka sare ee…
Xildhibaan C/risaaq Maxamed Axmed (Jindi) ayaa gadoodkii ciidan ee ka dhacay magaalada Beledweyne ku eedeeyay inuu ka dambeeyay Madaxweyaha xilligiisu…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay kacsan tahay xaaladda magaalada, kadib markii ay xalay…
Wararka laga helyo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo beeleed is abaabulay oo ka horeeda madaxweynaha Hirshabeelle ay qabsadeen saldhiga…
Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Hirshabeelle Dr Cabdihakiim Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada xildhibaanada…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay talihihii saldhiga Booliska degmada jowhar ka…
Khilaaf ayaa hareeyay Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kadib markii ay soo baxday inuu faragelin ku hayo agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda…
Guddiga Doorashada Heer maamul Goboleed ee Maamulka Hirshabelle ayaa maanta doortay guddoonkooda, iyadoo ahaa guddigii ugu danbeeyay.
Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheega inay magaalada Beledweyne aysan doorasho ka dhici karin haddii aanu…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaadacay Shirka Watashiga Qaran ee Doorashooyinka, kaasoo uu ku baaqay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa magaaladasi lagu dilay mas’uulkii Gobolka ee dhlainyarrada.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa xilka ka qaadis ku sameeyay Wasiir ku xigeen ka tirsan maamulkiisa.
Ciidamada Milateriga Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Hirshabeelle ayaa howlgal ay ka fuliyey Gobolka Sh/Dhexe, gaar agaan deegaanada Warciise, Aqab duco…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo maanta ka dhacay degaanka War-ciise ee duleedka Magaalada Jowhar, xarunta Hirshabeelle.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada ay daadadka go’doomiyeen ee xarunta Hirshhabeele.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamullka Hirshabelle ayaa sheeaya in dagaal xoog leh ka dhacay gudaha magaalada Jowhar.
Guddiga Fatahaada Maamulka Hirsabeelle ayaa celin kulul u diray Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka, kadib markii ay soo saartay qoraal…
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyntii uga timid maamulka Hirshabeelle ee ahayd inay xayirtay lacago loogu…
