Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaank Dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ku baaqay Urur Goboleedka IGAD in ay kulan deg deg ah…
Browsing: IGAD
Urur Goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyeya xaaladda siyaasadeed iyo khilaafka ka dhashay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed…
Wasiirka Arriimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa si buuxda u taageeray qorshaha IGAD ee isu socodka dadka dalalka IGAD…
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir la-tashi ah oo ay IGAD soo qabanqaabisay, kasoo looga hadlayo isu socodka dalalka IGAD…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shir-Madaxeedka 30-aad…
Dowladda soomaaliya ayaa xoojisay ololaha diblomaasiyadeed ee ay ku dooneyso in xilka fulinta ugu sareeya urur gobolkeedka IGAD ay hanto…
Dowladda Soomaaliya ayaa halis ugu jirta in lagala wareego xilka xoghayaha fulinta IGAD oo olole ugu jirtay in loo doorto…
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii Wasiir hore oo Soomaaliyeed u qaban lahaa xilka sare ee Urur Goboleedka IGAD.
Magaalada Khartuum ee xarunta Dalka Suudaan lagu soo gebagebeeyey shir socday muddo sedax maalmood ah, kaasi oo ay isugu imaadeen…
Wakiilka cusub ee urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay tegay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka digay in khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka uu xiisad ka dhaliyo dalalka…
Urur Goboleedka IGaD ayaa xil cusub u magacaabay jeneraalka reer Itoobiya ee dhowaan laga qaaday xilkii uu ka hayay arrimaha…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay in xilkii arrimaha Soomaalida ee IGAD laga qaaday Geb. Gabre.
Wararka laga helay madaxda Urur Gobolkeedka IGAD ayaa sheegaya in Jeneraalka muranka badan ka taagnaa ee Itoobiyaanka Gen. Gabre laga…
Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaa ka hortegay in Diblomaasi Jabuutiyaan ah loo magacaabo Wakiilka IGAD ee arrimaha Soomaaliya.
Urur goboleedka IGAD ayaa ergay cusub u magaacabay dalka Soomaaliya, kadib markii uu xilka banneeyay ergeygii hore Maxamed Cabdi Afey.
COMMUNIQUÉ OF THE 31ST EXTRA-ORDINARY SUMMIT OF IGAD ASSEMBLY OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT ON SOUTH SUDAN
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay muddo bilo ah ka baaqsanaya safar dibadeed isagoo isku bedelaya wasiirka koowaad ee xukuumadda.
Dalalka IGAD oo intooda badan saameyn ku leh xaaladda Soomaaliya ayaan u dhammeyn shirka London ee arrimaha Soomaaliya.
