Saraakiishii tababarayaasha milateri ee Imaaraadka Carabta ayaa gebi ahaan isaga baxay magaalada Boosaaso, iyadoo ka duulay garoonka diyaaradaha magaaladaasi.
Browsing: Imaaraadka
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada dowladda Imaaraadka ka joogay Puntland ay go’aansadeen inay ka guuraan halkaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay dib u celineyso lacag lagu qabtay garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ku socotay safaaradda…
Koox dhanka sharciga u ololeysa oo ku sugan London ayaa ugu baaqay Imaaraatka Carabta inay ka jawaabaan waxa ku dhacay…
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta Anwar Qarqaash ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay ku kacday khaladaad ay ku jebisay…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhameystiray qorshe ay kula wareegeyso dhammaan ciidamadii dowladda Imaaraadka Carabta ku tababartay magaalada Muqdisho iyo saldhigga…
Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay ciidamada ay tababarraan Imaaraadka Carabta iyo xaaladda mushaarkooda.
Dowladda Baxreyn ayaa ku soo biiray dagaalka diblomaasiyadeed ee ka dhex oogan Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, kadib markii lacag safaaradda…
Dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay cambaarayn uga timid dhinaca dalka Imaaraadka Carabta oo la xiriirtay lacagtii ciidamada amnigu ay…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa war Culus kasoo saartay tallaabaadii ay dowladda Soomaaliya kula wareegtay lacag u socotay ciidamada Soomaaliya iyo…
Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ayaa ka hadlay lacagta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee la sheegay inay u…
Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Lacagtii lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay lacag lacag fara badan oo lagu qabtay maanta magaalada Muqdisho, taasoo ku socotay safaaradda…
Kadib markii la fasaxay diyaaradii siday lacag fara badan oo galabta lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, kuna socotay Safaaradda Imaaraadka…
Dood ka dhalatay baaritaanka diyaarad u socotay Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho oo siday lacag ka badan 13 milyan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad lacag fara badan u siday safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta u gudbisay Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay.
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ku saabsan saldhig milateri oo Imaaraadku ka dhisayo magaalada Berbera…
Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa shaacisay arrimihii ay kala hadashay safiirka dalka Imaaraadka carabta oo shalay looga yeeray xarunta…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay maanta qaaday tallaabadii ugu horeysay ee diblomaasiyadeed oo ay ku muujineyso sida ay uga…
