Aqalka sarea ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddi cusub u magacaabay arrinta weerarkii lagu qaaday Guriga senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).
Browsing: Imaaraadka
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga doodayo kiiska weerarkii ciidamo uu Imaaraadku tababarray ku qaadeen…
Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay Qarixii dadka badan ku dhinteen ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Imaaraadka Carabta ayaa ku yaboohay inuu tababari doono Ciidamada Somaliland, kaasoo qeyb ka ah heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Milateri ee…
Madaxweynaha Somaliland Muusu Biixi Cabdi iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa xlay gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dowladda Imaaraadka ay si degdeg ugu yeertay madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi…
Loolankii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dalalka saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya ayaa gabogabo ku dhow, kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka mid noqday siyaasiyiinta difaacay madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay in dad…
Imaaraadka Carabta ayaa dagaal dhinaca baraha bulshada ah ku furay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo kadib markii ay dowladda…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada sida weyn u mucaaradsan hoggaanka dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay is…
Imaaraadka Carabta ayaa dagaal dhinaca baraha bulshada ah ku furay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo.
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ku saabsan heshiiska dekadda Berbera ka reebtay dowladaha ku lugta leh ee Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
Warbaahinta caalamiga ah ayaa kashiftay emailo qarsoodi ah oo lasoo dusiyay, kuwaas oo muujinaya isku day dowladda Imaaraatka Carabta ay…
Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah barlamaanka Soomaaliya oo duullaan lagu soo qaaday midnimada Soomaaliya ku tilmaamay…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisey magaca iyo beesha uu ka soo jeedo is-miidaamiyihii fuliyey weerarkii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday Jimcihii…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey faragelinta Imaaraadka Carabta ku hayo Soomaaliya iyo saamiga dowlada Itoobiya…
Hadal haynta ugu badan beryahaan geyiga Somaaliyeed ayaa aheed muranka Shirkada Dekedaha Dubai DP World iyo Dawladaha DJibouti, Somaliya, Ethiopia…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka soo duulay magaalada Abu dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo ku soo jeeda…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay War cad oo ku saabsan heshiiska dekedda Berbera ee dalka Imaaraadka ku dhex maray Shirkadda…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhaqaaqday tallaabadii ugu weyneyd ee ay ku faragelineyso Qaranimada Soomaaliya kadib markii heshiis lagu muransanaa…
