Kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ayaa shaacisay inay ka danbeysan dil Galabta ka dhacay Suuqa Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Browsing: ISIS
Weerar kale oo is-miidaamin ah ayaa ka dhacay dalka Indonesia kadib weeraro qorsheysan oo qoys ka kooban 7 qof ay…
Kooxda Daacish ee Soomaaliya oo ku xiran ururka khilaafa ee Suuriya iyo Ciraaq ayaa la sheegay inuu sii kordjhyey howlgallada…
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Daacish ee khilaafada islaamiga ee…
Dowladda Maraykanka ayaa dhowaan liiska argagixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ka howlgasha Gobolka Bari…
Maxkamad ku taal Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 16 dumar ah oo Turki ah oo lagu eedeeyey in ay ka…
Ganacsade Maxamed Mire Maxamed oo Dowladda Mareykanka ay ku dartay Liiska shaqsiyaad taageero siiya Ururka Daacish, laguna soo rogay xayiraad…
Dowladda Mareykanka ayaa maanta shaacisay inay cuna-qabateyn ku soo rogtay seddex qof iyo seddex shirkadood oo lagu eedeynayo inay taageeraan…
Wararka lagha helayo dalka Suuriya ayaa sheegaya in wiil uu dhalay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe…
Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar ay ku…
Nin dabley ah ayaa weerar ku qaaday Kaniisad ku taalla duleedka magaalada Qaahir ee dalka Masar iyadoo qasaare ka dhashay.
Ururka Daacish qeybtiisa Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay Buuraha Galgala ee Bari, degaanada Puntland ayaa soo saaray muuqaal digniin culus xambaarsan.
Ra’iisulwasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabadi ayaa shir ka socda magaalada Baqdaad ka sheegay in ciidammada Ciraaq ay si buuxda gacanta ugu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar duqeyn cirka ah oo Mareykanka ku qaaday kooxda Daacish ee Soomaaliya.
Tirada ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalalka Soomaaliya, Suuriya iyo Ciraaq ayaa ka badan intii saraakisha Pentagonka ay horey u…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyay duqeyn cirka ah oo ay ku qaadeen fariisimo ah Daacish ku leedahay Gobollada…
Guddiga Q/Midoobay u qaabilsan cunaqabteynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea (Monitoring Group) ayaa soo saaray magacyada 14 hoggaamiye oo ka…
Qaramada Midoobey ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Daacishta ka jira waqooyiga Soomaaliya ay ku bilowdeen tobaneeyo hadana…
Hoggaamiyaha ururka Khilaafada islaamiga ee Daacish u qaabilsan Soomaaliya Sheekh C/qaadir Muumin ayaa ka badbaaday duqeyn diyaaradaha Mareykanka ku qaadeen…
Diyaaradaha Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig maleeshiyada taageersan Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee…
