Boqortooyada Sacuudiga ayaa ogolaatay in hawadeeda ay maraan diyaaradaha u socda ama ka yimaada Israa’iil.
Browsing: Israel
Rai’sul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa weerar kulul oo dhanka afka ah ku qaaday dalka Iiraan, isagoo ku sheegay in…
Ra’iisul wasaaraha dalka Isra’iil, Benjamin Netanyahu ayaa uga digay dalka Iiran in wax weerar ah ay kusoo qaado Isra’iil, isagoo…
Ciidamada Suuriya ayaa maanta Gantaal la helay Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil taasoo ku burburtay gudaha Israa’iil.
Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil ayaa burburtay kadib markii uu haleelay gantaal laga soo riday gudaha dalka Suuriya.
Ciidamada ammaanka Israa`iil ayaa xiray gabar u dhalatay Falastiin oo laga duubay muuqaal ay ku handadeyso ciidamo Israa’iiliyiin ah xilli…
Falastiiniyiinta ku nool marinka Gaza ee ay go’doominta ku heyso Yuhuudda ayaa aas u sameeyay nin soo jiitay qalbiyada dadka…
Midowga Yurub ayaa diiday dalab uga yimid Ra’iisal wasaaraha Isra’el Benyamin Netanyahu oo ahaa inay magaalada Qudus u aqoonsadaan caasimadda…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa dad badan oo isugu soo baxay magaalada Istanbul u sheegay in uusan Qudus uga…
Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay go’aanka uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israel.
Guddoomiyaha Hay’ada Culimada muslimiinta Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi ayaa farriin uu soo diray oo ku saabsan xaaladda magaalada Qudus ku sheegay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay go’aankii naxdinta lahaa ee la sugayay oo ah in Mareykanku u…
Waa shaacin aan la fileyn in madaxweyne Trump uu noqdo qofkii ugu horeeyay ee Qudus u aqoonsada in ay tahay…
Maamulka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu ku dhaqaaqo tallaabo si weyn uga careysiin doonta dadka muslimiinta ah…
Waxaa la shaaciyay liiska madaxda caalamka ee ka qeyb galeysa calaama-saarka madaxweynaha dib loo doortay ee Kenya Uhuru Kenyatta.
Sawir uu muwaadin Israa’iili ah ku dhex galay masjidka nebiga ee ku yaal Madiina ayaa caro badan ka dhex abuuray…
Priti Patel ayaa iska casishay wasiirka horumarka caalamiga ah ee UK iyadoo bartanka lagaga jiro dooda kulanka aan loo fasixin…
Maraykanka iyo Israel ayaa ka baxay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO oo ay ku eedeeyeen waxa ay…
Israel ayaa doonaysa in ay xirto xafiiska telefishanka Qatar laga leeyahay ee Al-Jazeera ku leeyahay dalkeeda, isla markaana ay ruqsadda…
Shan qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Masjidka barakeysan ee Al-aqsaa, kadib dabley Falastiiyiin ah oo weerar ku qaaday…
