Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyey inta jeer ee la isku dayey intii uu xilka hayey in la khaarijiyo…
Browsing: Itoobiya
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ergay ka socda oo dhambaal farriin ah ka sida u diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dowladda Dimoqraadiga Federaalka iyo Shacabka Itoobiya, isagoo uga tacsiyadeeyay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa war kasoo saaray afgembigii dhicisoobay ee ka dhacay Gobolka Amxaaradda oo lagu dilay madaxweynihii…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya afgembi dhicisoobay oo shalay ka dhacay maamulka Amxaarada dalka Itoobiya, kadib markii askari is…
Waxaa saaka Garoonka Garaad Wiilwaal ee magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya laga dejiyey meydka Allaha u naxariistee Maxamuud…
Baarlamanka federaalka Itoobiya ayaa shalay ansixiyey Sharci cusub oo ku saabsan Qeybisga kheyraadka dabiiciga ah ee dalka Itoobiya, iyadoo xeerkaasi…
Alshabaab ayaa jawaab ka bixisay Khariidadii dhowaan lagu arkay website-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ee Soomaaliya lagu daray Itoobiya, arrintaas…
Dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay cudurdaar ay Itoobiya ka bixisay khariirad lagu faafiyey Bogga Wasaaradda Arrimaha Itoobiya ee muranka badan dhaliyey.…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Itoobiya ayaa khalad si kedis ah u dhacay ku tilmaantay sawir ahaa khariirad (Map) dood xoog…
Maamulka Puntland ayaa dowladda Itoobiya u gacan geliyay nin madax ka ahaa Xabsigii caanka ahaa ee ‘Jeel Ogaadeen’ is-mamulka Soomaalida…
Ciidamada Kenya ee ka tirsanaa AMISOM ayaa ka baxay xarumo uu ka mid yahay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo, waxaana la…
Golaha Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa dib ula soo noqday saddex degmo oo la hoos geeyay is-maamulka…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub oo xukuumadiisa ka mid noqonaya, iyagoo xilalkii laga qaaday…
Xildhibaan Soomaali ah ayaa ku kacay fal dil ah oo ka dhacay degmadda Jarati ee Dawlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya.
Dowladda Ethiopia ayaa Shahaado-Sharaf ku maamuustay madaxda magaalooyinka Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera ee C/raxman Soltelco iyo Cabdishakuur Cidin, arrintaas oo…
Kadib baaritaan socday muddo toddobaad ah ayay mas’uuliyiinta dowladda Itoobiya shaaciyeen in xogtii ugu horeysay laga helay Sanduuqyada Madow ee…
Dalalka Itoobiya iyo Faransiiska ayaa kala saxiixday heshiisyo milateri iyo dhaqaale, kadib booqashadii ugu horeyay ee madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay magaalada Addis Ababba ee dalka Itoobiya, kadib…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta Berri ah ku sii jeeda magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, socdaalkii labaad…
