Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in madaxweynaha Somaliland uu Berri qorsheynayo inuu socdaal ku tago dalka Itoobiya.
Browsing: Itoobiya
Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya ayaa isbedel ku sameysay howgalka ciidamada ku sugan Koonfurta Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Xaaskiisa ayaa loo ogolaaday inay korsadaan oo aabe iyo hooyo u noqdaan canug agoon…
N/B: Warkan waxaa la qoray 5 Novembar 2017, Shurudaha Itoobiya ku xiray inay qabato hoggaanka AMISOM iyo Qorshahii ay wadatay waxaa…
Jeneraal Itoobiyaan ah ayaa maanta la wareegay taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya, kadib muddo dheer oo Itoobiya ay ka meermeereysay…
Wasaaradda Difaaca Itoobiya ayaa war ay soo saartay ku sheegtay inay duqeyn ay diyaaradaheeda dagaalka ka fuliyeen Gobolka lagu dilay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan isugu yeeray magaalada Addis ababa madaxweynaha Maamulka Somali State Mustafe Maxamuud Cagjar iyo…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in wasiir hore oo ka tirsanaa xukuumadii Itoobiya la…
Xiisad siyasadeed ayaa ka taagan magaalad Jigjiga ee xarunta dowladda Somali State ee dalka Itoobiya, kadib markii la sheegay inay…
Weriyaha caanka ah ee C/maalik Muuse Coldoon oo jimcihii lagu xiray magaalada Gaashaamo ee maamulka Somali State ayaa la sheegay in…
Wasiirka Qorheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku sugan magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Etirea Isaias Afwerki ayaa maanta si wadajir ah rasmi ugu furay barta xuduudka…
Jabhadda xoreynta Soomaali Galbeed ee ONLF ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Xisbi siyaasadeed ka ka qeyb geli doona Doorashada…
Safiirka cusub ee Soomaaliya ee loo magacaabay dalka Ethiopia Cali Shariif Axmed ayaa maanta Waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey Madaxweynaha Ethiopia Sahle-Work…
Dowladda Itoobiya ayaa Qunsul cusub u magacowday magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, kadib markii la bedelay qunsulkii hore oo warar…
Qoraal uu soo saaray Madaxa Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu beeniyay in AMISOM ay ku lug leedahay xariga loo…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Baydhaba ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya lagu fasaxay magaalada, iyadoo hubka waaweyn la tegay wadooyinka…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxda dalalka Itoobiya iyo Eritrea ay ku soo jeedaan magaalada Muqdisho. Ra’iisal…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan saddex geesood ah ugu yeetay madaxweynayaasha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Suudaan Cumar…
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay diyaarineyso dhoofinta Gaaska laga helay degaanka Soomaalida Itoobiya, sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Macdinta,…
