Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan iskaashi iyo arrimaha duulimaadka Hawada.
Browsing: JABUUTI
Urur Goboleedka IGAD ayaa ku soo biiray oo qeybaheeda hoos yimaada ku darstay qeyb qaabilsan la-dirirka argagixisada, waxaana xarun cusub…
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Feysal Cali Waraabe sheegay in Dowlada dalka Jabuuti aysan raali ka ahayn hormarka Somaliland,…
Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay ka baxday heshiiskii ay kula jirtay shirkadda Caalamiga ah ee Dubai DP World oo…
Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa ka qey qeygalay dhoolatus ay wadajir u qabteen Dalalka kulaala Badweenta India iyo Taliska Ciidamada Mareykanka…
Safarkii ugu horeeyay ee uu dibadda ugu baxo ayuu maanta Magaalada Djibouti ku gaaray Madaxwenaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya ninka caanka ka ah baraha Bulshada ee C/raxmmaan C/llaahi Xaaji oo ku magac dheer…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa heshiis hordhac ah maanta ku saxiixday dalka Jabuuti, iyadoo heshiiska buuxa lagu gaari doono…
Urur Goboleedka IGAD ayaa markii ugu horeysay ka hadashay waanwaanta ay ka dhex wado Galmudug iyo Ahlu suna kadib seminaarkii…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ee madaxdoodu shirka uga socdo magaalada Jabuuti ayaa la sheegay inay gaareen heshiis is-faham guud…
Munaasabadaan lagu sagootinaayay Wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xamud ayaa Xalay lagu qabtay Xarunta Aqalka dowladda…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay heshiis ku kala saxiixanayeen baarlamaanada Soomaaliya iyo kan Dalka Jabuuti,kaasi oo ku…
Shirkii wadahadalka dib u heshiisiinta maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya inuu manata halkaasi shir wadahadal ah uga bilaabanayo maamulka Galmudug iyo Ahluna.
Guddoomiyaha Baarlaamanka Wadanka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo maanta ka qeybgalay kulankii xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa siweyn uga hadlay xiriira…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa maanta hortegaya Golaha Shacabka Soomaaliya, isagoo hhudbad u jeeka horjeediyo xildhibaanada Golaha Shacabka.
Guddomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mohamed Ali Houmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Mohamed Ali Xamoud ayaa maanta lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho.
Dowladda Jabuuti ayaa lacag gaareysa 1 Milyan oo doolar ugu deeqday dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii 14-kii October ka dhacday Isgoyska…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Soomaaliya ay u soo direyso Ciidamo cusub, kadib markii ay ka codsatay dowladda Soomaaliya.
