Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta gaaray magaalada Jabuuti, waxaana kasii horeeyay madaxda Soomaalida qaarkood, iyagoo ka qeyb galaya…
Browsing: JABUUTI
Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta looga dareeray cod bixin lagu soo dooranayo Madaxweyne cusub oo dalkaasi yeesho, inkastoo dad badan aaminsan…
Dowladda Jabuuti ayaa muddo saacado ah xirtay kadibna dalkeeda ka ceyrisay weriyeyaashii BBC-da laamaheeda kala duwan ee dalkaasi u tegay…
Hal askari ayaa lagu dilay, laba qof oo kalena waa lagu dhaawacay iska hor imaad hubeysan oo ka dhacay xuduudka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah magaalada Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane…
Shir madaxeed gaara ayaa la filayaa inuu magaalada Jabuuti uga firmo dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya, waxaana wasiirada arrimaha dibadda…
Dowladda Jabuuti ayaa la sheegay inay joojisay duulimaadyadii diyaaradaha ee uga imaan jiray magaalada Muqdisho kadib falkii lagu qarxiyay diyaaradii…
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa sheegaya in dhowr qof lagu dilay rabshado ka dhacay xaafadda Balbala ee magaaladaasi…
Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ka yimid dalka Jabuuti ee Hiil walaal ayaa maanta lagu dilay Xaafadda Howlwadaag Ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku maraya dalalka ay ciidamadu ka soo joogaan Soomaaliya ayaa maanta…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa soo gabagabeeyay socdaal degdeg ah oo uu ku gaaray magaalada Addis ababa ee dalka…
Kooxda Ahlu Sunna qeybta dagaalka la gashay ciidamada dowladda ee Gobollada Dhexe dibna u qabsatay degmada Guriceel ayaa diiday si…
