Fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay Xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoonka la wareegay Guddoomiye ku…
Browsing: Jawaari
Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa la xaqiijiyay inuu maanta guddoominayo qeybta hore ee…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeelanaya xaruntooda Magaalada Muqdisho kadib muddo bil ah oo ay khilaaf…
Ra’iisal wasaarha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Caawa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa guddoomin doona qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka yeelan…
Kadib muran ka dhashay shirkii Baarlamaanka ee Arbacadda maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa lagu xaliyey waanwaan laga dhex sameeyay…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa joojiyey kulan la filayay inuu Berri isugu yimaado Baarlamaanka…
Dad badan ayaa is-weydiinaya sababta keentay ee loogu baahday inuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ee xilka iska…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka ee xilka iska casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow si…
Iyadoo uu soo dhammaaday khilaafkii ka dhashay mooshinkii Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa waxaa durba soo bilowday ololaha…
Waxaa durba soo baxay musharixiin dhowr ah oo shaaciyey inay u taagan yihiin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu iska…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu xilka is casilay.
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta iscasilay kadib saddex toddobaad oo loolan siyaasadeed uu kala…
Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa soo gabagabeeyay muddo 5 sano ka badan oo uu soo ahaa guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Guddoomiyihii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa iska casilay xilka.
Xildhibaanada taageersan Guddoomyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee la baxay Badbaadada Baarlamaanka ayaa shir jaraa’id oo ay goor dhoweyd ku qabteen Xarunta…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in lagu kala tegay wadahadalkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Gudaha Baarlamaanka.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan gaara goor dhoweyd la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa labaad.
Shirar kala duwan oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Digil & Mirifle uga doodeen qofkii bedeli…
Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegay in ergo ka socotay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ay…
