Wararka ka imanaya magalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta xabsiga magaalada Jigjiga laga soo daayey maxaabiis…
Browsing: Jigjiga
Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta lagu wadaa inuu booqdo Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Soomaalida…
Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wadaa in maanta ay xabsiga ka sii daayaan maxaabiis kor u dhaafaysa 1500.
Wararka ka imanaya magaalada Jig Jiga ee caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in halkaas aas wadareed loogu…
Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shaacisay in la laayay boqolaal Soomaali ah oo ay xasuuqeen Orromada.
Kadib markii madaxweynaha Is-maamulka Soomaalida Itoobiya uu ka hadlay kiiska C/kariin Qalbi dhagax, ayaa waxaa ka daba qaataay madaxweynihii hore…
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u jawaabay Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisii magaalada Jigjiga ee Kilinka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya.
Mareegta Wadani.com ayaa ogaatay ujeedada safarka madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay magaalada Jigjiga ee xarunta is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo dadka qaarkii…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku jooga magaalada Jigjiga isagoo marti u ah madaxweynaha Kilinka Shanaad ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka degay magaalad Jigjiga ee xarunta ismaamul goboleedka Soomaalida Itoobiya oo booqasho uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho isagoo ka degay xarunta…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamul goboleedka Soomaalida Itoobiya ku kulansiiyay madaxweynayaasha Galmudug C/kariin Xuseen…
Wafdigii dowladda Soomaaliya ee tegay magaalada Jigjiga ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado kadib markii ay heshiis la soo…
Waxaa magaalada jigjiga lagu saxiixay heshiis dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku saasban dagaaladii dhowaan ka dhacay xuduudka…
Wadi ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Galgaduud ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida dalka Itoobiya kadib markii…