Iyadoo ay gabagabo mareyso howsha dhismaha maamulka Hirshabeelle ee labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, ayaa waxaa soo shaac…
Browsing: Jowhar
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka dhameystirka dhismaha maamulka Hirshabeelle ee Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ka…
Waxaa dhowaan la dhaariyay 73 ka mida xildhibaanada Maamulka cusub ee Hirshabeelle oo ka kooban Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dheex,…
Ugaasyadii ugu danbeeyay ka horjeeda shirka Jowhar kuna sugnaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta ku biiray shirka Jowhar.
Baarlamaanka Cusub ee maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay guddoomiye KMG ah oo guddoomin doona Baarlamaan goboleedka inta laga doorayo Guddoon…
Xildhibaanada cusub ee maamulka la baxay Hirshabeelle ayaa caawa lagu dhaariyay Xaflad ka magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle kadib…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Baarlamaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle maanta la dhaarin doono.
Dadaalkii ugu danbeeyay ee lagu doonayo in la isugu keeno xildhibaanada maamulka cusub ee Hirshabeelle ayaa ka socota magaalada Jowhar.
Ergada shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maanta ansixiyay Dastuurka cusub ee maamulka la…
Iyadoo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uu gabagabo marayo ayaa la shaaciyay xilliga ka dooranayo Madaxweynaha…
Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa caawa isku raacay magaca u iyo…
Ergada ka qeyb galaysa shirka maamul u sameynta Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa goor dhow cod ay u qaaday xarunta…
Wararka laga helayo madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu saxiixay wareegto caasimadda maamulka cusub ee Hiiraan…
Ergada shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa bilaabay inay ka doodaan Dastuurka uu yeelanayo maamulka Hiiraan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ergadii shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ka baxeen hoolka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ku howlan maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa raadineysa magaca iyo calan…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in bannaanbaxyo waaweyn ay ka socdaan magaaladaasi.
Iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa qeybisay xildhibaanada baarlamaanka loo sameynayo maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Cabdulqaadir Mayow waa nin degan magaalada Jowhar, wuxuuna ku caan baxay inuu dadka ka qosliyo, isla markaana reer Jowhar u…
