Waxaa Goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu qabtya munaasabad lagu dhaariyey Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland oo xalay ay magacyadooda shaaciyeen…
Browsing: Jubbaland
Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee Jubbaland ee kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa qaadacay xildhibaannada ay soo xuleen Guddiga Doorashooyinka maamulkaasi.
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay faragelin iyo xaalad abuur ka wado doorashada Jubbaland.
Qoraal ka soo baxay Gole ay leeyihiin Odayaasha Dhaqanka Jubbaland ayay uga dalbadeen Beesha Caalamka inay soo farageliyaan Doorashada Maamulkaasi…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inaan la aqoonsan doonin natiijo kasta oo kasoo baxda Doorashada Jubbaland…
Waxaa shan maalmood kadib socdaalkiisa magaalada Kismaayo soo gabagabeeyay wafdigii uu hoggaamineyay Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Somalia Mohamed Ali…
Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee kasoo horjeeda madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddi…
Shan Xisbi siyaasadeed oo si KGM ah u diiwaangashan iyo Isbaheysiga xildhibaannada la baxay Badbaado Qaran ayaa qoraal ay soo…
Urur Goboleedka IGAD ayaa faragelin ku sameeyay Doorashada Jubbaland ee la filayo inay aakhirka bishan dhacdo, kadib is mari waa…
Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay kashifay hanjabaadda lagu hayo iyo halista…
Suldaanka Beesha Gaaljecel ee Jubbooyinka Sudaan C/rashiid Muuse Durre ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Kismaayo, kadib…
Wararka Laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in caawa koox Dabley ah ay weerar ku qaadeen Nabadoon ka mida odayaasha…
Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa soo saaray go’aan ay ku hakiyeen xiriirkii…
Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha maamulka Jubbaland ee uu magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa shaaciyey liiska Magacyada OdayaashaDhaqanka maamulkaasi aqoonsan yahay…
Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland oo gaaraya 8 musharax ayaa kulan ay KU yeesheen magaalada Muqdisho kasoo saaray…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa markii labaad maanta tegay magaalada Kismaayo isagoo kulan la yeeshay Madaxweynaha…
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka iyo wasaaradda arrimaha…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar muddo qaatay oo uu…
Madaxda Dowladda Somalia ayaa lagu eedeeyay inay taageero dhaqaale u raadsadeen dalka Qatar si ay ugu adeegsadaan doorashooyinka soo socda…
Xildhigaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa jawaab ka bixiyay war kasoo yeeray Taliyaha Booliska Maamulka Jubbaland oo ku saabsanaa kiiska miinada…
