Wasaarada arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa jawaab kulul ka bixisay War-saxaafadeed xalay ay soo saartey Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo…
Browsing: Jubbaland
War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaaladaha ka taagan labada…
Alshabaab ayaa sheegatay inay weerarreen kolonyo uu la socday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo shalay tegay aagga…
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka degaaanada Jubbooyinka iyo Guddiga Doorashada Jubalanad ee uu magacaabay Madaxweyne Axmed Madoobe oo isku raacay…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo maanta kadib markii uu ka tegay shirkii…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ilaa Afar Askari ay ku dhaawacmeen iska hor imaad galabta ka dhacay…
Garoonka diyaradaha magaalada Kismaayo ayaa magaciis laga bedelay, sida uu muujinayo Garoonka oo lagu xardhay magaca cusub ee uu qaadan…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Ciidamada Danab ee Xoogga dalka iyo ciidanka Jubbaland ay saaka hawlgallo ku…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muddo 10 maalmood ah ku sugnaa Muqdisho ayaa Galabta dib ugu laabtay magaalada…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo tegay magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay wata ciidamo ilaalo u ah…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa shaaciyey inay heshiis ka gaareen dhammaan khilaafaadkii u dhaxeeyay dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada amniga maamulka Jubbaland ay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ay u diideen Garoonka…
War kasoo baxay Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbland ayaa lagu mamnuucay olole doorasho oo xilligan laga bilaabo maamulkaasi, inta laga…
Dowladda Somaila ayaa heshiis qarsoodi ah la meel dhigtay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kadib wadahadal muddo…
Xildhibaanno ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa ka baxsaday magaalada Kismaayo, kadib markii ay naftooda u cabsadeen, waxayna ka hadleen xaalad…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magacaabay Hanti dhowraha guud ee maamulkiisa.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Xasan Sh. Maxamuud ayaa gaaray…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay inay maamul Gobooleeyada isla sinto oo khilaaf…
Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa laga masaafurinayaa xaasaska iyo caruurta ragga ka tirsan Alshabaab ee magaaladaasi ku nool, sida…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golaha wasiirada maamulkiisa.
