Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu doortay Senatoor cusub oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Browsing: Jubbaland
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay in loo gurmado abaarta ka taagan Gobollada Jubooyinka ee…
Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Guddiga Doorashada Heer Federaal, kadib markii uu shalay soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaannada…
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa shaaciyey jadwalka cusub ee bilaabashada Doorashada Dadban 2021, gaa ahaan Aqalka Sare.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta 4 Kursi oo ka mida 8-da kursi ee Aqalka…
La taliyaha Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee arrimaha Doorashooyinka, Cabdi Cali Raage ayaa maanta uu gaaray magaalada Kismaayo.
Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, iyagoo saaka ka dhoofay magaalada Garbahaarey oo ay…
Maamulka Jubbaland ayaa digniin kasoo saaray Odayaasha Jubbaland ee xiriirka la yeesha Alshabaab xilliga Doorashada.
Maamulka Gobolka Gedo ee hoostaga dowladda Federaalka ayaa soo gudbiyey liiska musharixiinta guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka magaalada Garbahaarey oo…
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/Nuur (Janan) ayaa gaaray dalka Turkiga, kadib markii uu maalmo ku sugnaa dalka…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Laf-gareen) ayaa magaalada Muqdisho maanta u yimid la kulanka ergeyga dowladda Qatar…
Dowlad goboleedka Jubaland ayaa bedeshay mowqifkeedii hore ee ay shuruudaha ku xiray in dib loo bilaab wadahadalkii Doorashada, kadib markii…
Maamulka Jubbaland ayaa dalbatay in Maxamed C/llaahi Farmaajo ay tahay inuu dhammaan wareejiyo awoodda iyo taliska ciidamada, kadib markii uu…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray wareegto uu xilalkii uga qaaday taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda maamulkaasi, kuna…
War kooban oo caawa kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu caddeeyay mowqifkeeda ku saabsan muddo kordhina Aqalka hoose ee Baarlamaanka…
Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shirkii hordhaca ahaa ee Afisyoone oo dowladda Federaalka ay sgaacisay inuu…
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa cadeeyay inaysan ogeyn shir fashilmay sida uu ay ku dhawaaqday madaxda dowladda Federaalka.
