Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay dalka ka masaafurisay muwaadiniin Kenyaati ah oo sharci darro ku joogay dalka.
Browsing: Kenya
Labo nin oo Somali ah ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha JKIA kadib markii fal mamunuuc ah ku kaceen duulimaadyo kala…
Weerar Miino ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ayaa dhaliyay dhimashada askari Kenyaan ah iyo 5 kalena oo lagu dhaawacay.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safarkiisii ugu horeeyay ku tegay dalalka deriska la ah Soomaaliya kadib markii xilka loo doortay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ku dhex maray Alshabaab…
Warar isa soo taraya ayaa ka hadlaya xiriira Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre la leeyahay dalalka saameynta…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa la sheegay inuu bedelay go’aankiisii hore ee ahaa ka qeyb galka caleemasaarka madaxweynaha cusub…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaar gaara u diray madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
Saxaafadda Kenya ayaa shaacisay in nin Kenyaan ah uu ka mid ahaa is-miidaamiyeyaashii isku qarxiyay xerada Ciidamada Kenya ee degaanka…
Dowladda Kenya ayaa la sheegay inay muddo lix bilood ah la siin dooni si ay uga soo jawaabto dacwadda Badda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ayaa caawa safar degdeg ku gaaray magaalada Nairobi.…
Kenya has lost its bid to stop a case filed by Somalia over a maritime dispute from going to a…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalyahano loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ay weerar ku qaadeen…
Warbaahinta Kenya ayaa shaacisay magacyada 16 askari oo lagu dilay weerarkii Kulbiyow ee Alshabaab ku qaaday ciidamada Kenya.
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay mid ka mida is-miidaamiyeyaashii qarxiyay saldhiga ciidamada Kenya ee Kulbiyow.
Cumar C/rsahiid ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowlado taageeraya shaqsi gaara oo doonaya inuu noqdo madaxweyne.
Kooxda Alshaab ayaa baahisay markii ugu horeysay muuqaalo sawirro ah oo laga soo qaaday weerarkii ay Jimcihii hore ku qaaday…
At least 68 Kenyan soldiers were killed in the Friday dawn attack on their camp by Al Shabaab militants in…
Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in qasaaraha ka dhacay saldhiga ciidamada Kenya uu aad uga badan yahay inta ay shaacisay wasaaradda…
Askari ka tirsan ciidamada Kenya ee ku sugnaa xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo shalay ay weerareen kooxda Alshabaab ayaa…
