Koox la sheegay inay Alshabaab ka tirsan yihiin ahaa Rag weerar ku qaaday degaanka Widho, waxayna halkaas lagu dilay dhow…
Browsing: Kenya
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ee Alkataa’ib ayaa baahisay muuqaalka ku baxaya luuqada Sawaaxiliga oo laga duubay dagaalyahan Kenyaati oo dhintay.
Alshabaab aya weerar qasaare dhaliyey ku qaaday degaanka Mandheera ee Waqooyi Bari, Keny, iyadoo lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidamada…
Maxaabiis halis ah oo ku eedeysanaa falal argagixiso, kana ka baxsatay Xabsiga weyn ee Kamiti, dalka Kenya ayaa la qabtay…
Xirmooyinka kala ah: L-5, L-13, L-21, L-22 iyo inta badan ee xirmooyinka L-23 iyo L-24 ayaa maray dhinaca Soomaaliya
Soomaaliya waxay heshay 75% xuduudsii Badd ee la isku heystay ayuu yiri Paul Reichler oo ka mid ahaa Qareenada waaweyn…
Iyadoo uu shalay 12- Oktoobar uu soo baxay go’aankii Dacwadda ee Xuduud Badeedka ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa mar kale…
Soomaaliya laguma laha inay magdhaw ka siiso Kenya aagga badda ee ay iyadu iska dhiibtay markii ay heshiiska la gashay…
Wuxuu u mahadceliyay Baarlamaankii 8-aad, madaxweyne Xasan Sheekh, Qareenadii Soomaalida iyo kuwii Ajnabiga ahaa
Shan Garsoore oo uu ku jiro Abdiqawi Yusuf oo Somali ah ayaa diiday in xariiqa xuduudka loo qaloociyo Somaliya, tasoo…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Axadil gaaray magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay, isagoo maanta guddoomin doona shirka Golaha…
Nin lagu magacaaabo Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad ayaa caawa lasii daayey, kadib muddo ka badan 10 maalmood oo la weysnaa,…
Waxaa weli la raadinayaa Falanqeeye siyaasadeed iyo Aqoonyahan kasoo jeeda Soomaalida Kenya Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo Arbacadii lagu qafaashay magaalada…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan ku yeeshay Aqalka madaxtooyada ee magaalada…
Waxaa magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya wadahadal ku yeeshay ku yeeshay wafdigii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen…
Ra’iisul Wasaaraaha Xukuumadda xilgaarsiint Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho,…
