Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa yeelanaya kulan dood furan ah oo looga hadlayo amniga badda Soomaaliya.
Browsing: Kenya
Dowladda Kenya ayaa dhisme cusub oo safaaradeed ka furatay magaalada Muqdisho, iyadoo xiriika labada dal uu galay marxalad cusub.
War-murtiyeed ka kooban 10 Qodob oo ku saabsan xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa laga soo saaray wadahadal magaalada Muqdisho…
Wasiirka Arrimaha dibadda Kenya Raychelle Omamo iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa goor dhoweyd soo gaartay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay sababta uu Midowga Yurub kala bar uga jartay lacagtii uu siin jiray ciidamada Kenya…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamur Axmed Nurr (Tarsan) oo dib ugu laabtay dalka Kenya ayaa shaaciyey in safaaradda…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dowladda Kenya, kana mid ah siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ee sida weyn u taageersanaa Maxamed…
Ciidamada Sirdoonka iyo denbi baarista Kenya ee magaalada Nairobi ayaa gacanta kusoo dhigay madixii ka danbeeyay afduubkii loo geystay haweeney…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in 17 askari ay geeriyoodeen markii diyaarad helicopter ah oo ay la socden…
Wararka laga halayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in gabar ka mida ahayd hablo Soomaaliyeed oo la afduubtay nolol lagu helay.
Waxaa sii koradhaya falalka afduubka iyo dilka ah ee Soomaalida loogu geysanayo dalka Kenya muddooyinkii ugu danbeeyay.
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdirisaq Maxamud iyo Raychelle Omamo, ayaa maanta wadahadal ku yeeshay khadka telefoonka.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa kasoo jawaabtay qoraalkii Wasaarada Arrimaha dibadda Soomaaliya ee lagu caadiyeeyay xiriirka labada dal, looguna baaqay…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah oo Mareykan ah loo dirayo dalka Kenya si ay…
Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo dhoweeyay soo celinta xiriirka diblomaasi ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay caadi ka dhigtay xiriirkii diblomaasi ee kala dhaxeeyay dalka Kenya, iyadoo baaq u dirtay Dowladda…
Dowlada Kenya ayaa fasaxday diyaaradihii tegi jiray ama uga imaan jiray Soomaaliya, kadib muddo ay xayiraad saartay.
Dalka Kenya waxaa ka bilowday daawashada filim ay soo saartay Shirkad Kenyan ah oo uu wax ka metelayo Jilaa Soomaali…
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyay duqeynta ay Kenya kasii wado Soomaaliya, ayna ku disjay dad shacab ah.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa duqeyn ay ciidamada cirka Kenya ku qaadeen degaano ka tirsan Gobolka Gedo.
