Dowladda Kenya ayaa uga digtay hay’adaha QM, Ururada Caalamiga ah iyo Howlgallada Diblomaasiyadeed inay joojin doonto dhammaan duulimaadyada Soomaaliya.
Browsing: Kenya
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa beeniyay War lagu qoray warbaahinta Kenya oo ku saabsan in Somalia iyo…
Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa ka hadashay warar baraha bulshada lagu baahiyey oo ku saabsan duulimaad ay bilaabeyso inay ku…
Xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka ayaa sheegtay inay waxba kala socon go’aanka dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tegayay Soomaaliya.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaan la fasaxin Qaadka Miraa oo weli uu mamnuuc ka yahay dalka, isla markaana aysan…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda xilgaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay warar si weyn loogu baahiyey Baraha bulshada oo ku saabsan in…
Dowladda Turkiga ayaa bogaadisay kaalintii ay dowladda Qatar ka qaadatay soo celinta xiriirkii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, waxayna soo dhoweysay in…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay arrin si weyn looga hadal hayo baraha bulshada…
Dowladda Kenya ayaa si taxadar leh uga hadashay tallaabada ay Dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday ee ay kusoo celisay xiriirkii diblomaasi…
Ergeygii dowladda Qatar ee tegay magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, lana kulmay madaxda Somaliland, Dowladda Federaalka, qaar ka mida maamul Goboleedyada…
Xukumadda Federalka ee xilgaarsiinta ayaa u digtay dalalka Jabuuti iyo Kenya oo ay sheegtay inay wadaan qorshe ka dhan ah…
Dowladda cusub ee Mareykanka oo uu madaxweynaha ka yahay Joe Biden ayaa amartay baaritaan dheeraad ah oo lagu sameeyo weerarkii…
Dowladda Kenya ayaa soo saartay amar aan ka hadal lahayn oo lagu xirayo xeryaha Qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab iyo Kaakuma.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa soo bandhigay War-saxaafadeed ku sabasan sababta ay ku diiday Dacwadda ay Soomaaliya ka gudbisay ee…
Dowladda Kenya ayaa qaadeysa tallaabo kale oo ay ku dooneyso inay ku carqaladeyso Kiiska Dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya.
Dhageysiga Dacwadda Kiiska Badda ee Somaliya iyo Kenya ayaa ka bilaabatay xarunta Maxkamadda ICJ ee Magaalada Hague dalka Holland.
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda Badda ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya dhageysigeedu dhici…
Madaxweynaha Maraykanka, Joseph R. Biden ayaa Khamiistii telefoon kula hadlay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta.
Mid ka mida siyaasiyiintii ugu waaweynaa ee Soomaalida Kenya ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa wadahadal khadka Telefoonka kula yeeshay Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka ay ciidamada AMISOM…
