Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in is rasaaseyn kooban ay xuduudka ku dhex martay ciidamada…
Browsing: Kenya
Qeybta Warbaahinta Alsahbaab ayaa baahisay muuqaal ku saabsan weerarkii Janaayo 2020 ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen saldhiga ciidamada…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa qoraal dheer oo jawaab iyo mowqif cusub ah ka qaadatay xiisadda Diblomaasiyadeed kala dhaxeysa dalka…
Wasaarada Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay warbixinta Guddiga xaqiiqo raadinta IGAD ee xiisadda Soomaaliya iyo Kenya.
Waxaa sii xoogeysanaya fal celinta laga bixiyey eedeyntii dowladda Soomaaliya u jeedisay dalka aan wallaalaha nahay ee Jabuuti oo ku…
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu soo dhoweeyay warbixintii Guddiga Xqiiqo raadinta IGAD…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka horjeedo warbixinta kasoo baxday Guddiga xaqiiqo raadinta IGAD e xiisadda Soomaaliya iyo Kenya.
Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan dalalka Soomaaliya iyo Kenya, isagoo farriin soo diray, kadib dagaalkii…
Kenya ayaa ka jawaabtay eedeyntii dowladda Soomaaliya ee ku saabsan inay ka danbeysay abaabulka iyo dagaalkii magaalada Beled Xaawo.
Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee dalka Kenya oo kaabiga ku heysa Beledxaawo ayaa sheegaya inay madaafiic ku dhaceen guryo…
Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay dagaal ay sheegtay inuu kasoo cusboonaaday degmada Buulo-xawo ee Soomaaliya iyadoo ka digtay inuu…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in jabhad fallaago oo dowladda Kenya ay hubeysay inay usoo tallowday xuduudka Soomaaliya ayna weerar ku…
Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa muuqaal cusub oo ku saabsan weerarkii Janaayo 5, 2020 ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda…
Ciidamo nooc cusub ah oo isniintii ay dowladda Soomaaliya ka dejisay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo ayaa loo qeybiyey hub,…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa faahfahin ka bixiyey shirkii IGAD ee Jabuuti ka dhacay iyo…
Dowladda Federaalka ayaa mar kale maanta ciidamo hor leh ku daad gureysay Gobolka Gedo, kuwaasoo ka degay Garoonka Diyaaradhaa magaalada…
War-saxaafadeed laga soo saaray shir madaxeedkii aan caadiga ahayn ee IGAD ayaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya., waxaana ka mida qodob…
Diblomaasiyiinta iyo Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ee ka howlgalayey safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dib ugu soo laabtay magaalada…
Shir madaxeedkii 38-aad ee IGAD oo aan caadi ahayn ayaa goor dhoweyd Caawa lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti, iyadoo xal…
Wararka laga heleyno dalka Kenya ayaa sheegaya maleeshiyada Alshabaab oo si weyn u hubeysan ay weerar culus ku qaadeen deegaan…
