Akhriso: Qoraalka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Xilgaarsiinta ay Shariif Xasan ku siiyay Fasaxa Hub qaadashada
Browsing: K/Galbeed
Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta qaatay Shahaadadda musharaxnimo ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa soo saaray liiska 13 xildhibaan oo laba qeybood loogu kala dooranayo magaalada Baraawe, xarunta aan…
Guddiga Maamulka Doorahsada Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey 13 kursi oo doorashadoodu ka dhaceyso magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose.
Guddiga Doorashada K/Galbeed ayaa soo saaray liiska 13 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo doorashadooda ay ka…
Waxaa magaalada Baydhaba maanta lagu qabtay doorashada saddex kursi oo ka mida Baarlamaanka 11-aad ee Gobolka Shacabka dowladda Federaalka.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba lagu doortay shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Ibraahim Roobow Cali oo la dhashay Wadaadka Mukhaar Roobow Cali ayaa beeniyay qoraal kasoo baxya Hay’adda NISA oo lagu faahfaahiyey…
Wasiiro ka tirsan xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka hor yimid in la baaro xaaladda Mukhtaar Roobow Cali oo hay’adda NISA u…
Xildhibaanno ka tisan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta laga qaaday xasaanadii ay lahaayeen, iyadoo lagu soo eedeeyay dembi ayu ka…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee la saftay Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Waxaa Magaalada Baydhabo socota doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#103 oo ay shalay hakiyeen Guddiga Doorashada Hee Federaal, kadib markii ay…
