Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose.
Browsing: K/Galbeed
Qof ayaa ku dhintay iska hor imaad ka dhacay degmada Baraawe, kadib khilaaf ka dhashay Gole degaan oo ay halkaas…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Guddiga Adeegga Garsoorka K/Galbeed oo ka kooban 7 xubnood.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xillalkii qaaday xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada, iasgoo magacaabis iyo…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi laga soo celiyey Diyaarad oo ka tegay Muqdisho, lana filayey inay…
Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.
Madaxda iyo qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan qado ah oo gaara ka yeeshay xaaladda…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegya inuu halkaasi ka dhacay fal naxdin leh markii laba carruur ah oo walaalo…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay halkaasi ku dishay sarkaal sare oo katirsanaa…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa la sheegay inuu magaalada Muqdisho imaan doono, kadib safarkii ugu dheeraa ee uu…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerer jidgal oo culus ku qaadeen Gaadiid ay…
Madaxtooyada K/Galbeed ayaa beenisay qoraal lagu faafiyey baraha bulshada oo lagu sheegay inay Madaxweynaha maamulkaasi uu caddeeyay inuusan qaban doonin…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si cad u sheegay inaysan maamulkiisa wax tabasho ah ka qabin sida dowladda…
Dowladda Federaalka Soomaaliya aya ku adkeysaneysa in lagu socdo Doorashada muranka ka taagan yahay ee 2020/2021, iyadoo taageero ka heleysa…
Alshabaab ayaa Gobolka Bakool ku leysay Qoys ka kooban 7 qof, kadib markii ay weerar ku qaaday Gurigii ay qoyskaasi…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Shabeellada Hoose, isagoo magacaabay gudoomiye…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Maxamed Xasn (Lafta-gareen) ayaa Guddiga Doorashada ee Heer maamul Goboleed oo gaaraya 8 xubnood.
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa laga reebay qoraal uu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya u kala diray maamul Goboleedyada Dalka.
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka qeyb galay xalay kulan casho sharaf iyo is-cafin ah oo Guddoomiyaha…
Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo Madaxweynaha maamulka Gobaleedka Koonfur-Galbeed Soomaliya C/casiis Xasan…
