Wararkii ugu danbeeyay ee Xaaladda magaalada Baydhaba aya sheegaya inay sii xoogeyseen bannaabaxyada lagu taageerayo MUkhtaar Roobow Cali ee ka…
Browsing: K/Galbeed
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay ka sii dareyso kadib xiisadii ka dhalatay qabashada musharax…
Guddiga Doorashada Maamuka K/Galbeed ayaa soo saaray galabta jadwal cusub oo ku saabsan doorashada K/Galbeed, iyadoo maanta la xiray mid…
Ciidamada Amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegay inay qabteen gaari siday Bambooyin iyo waxyaabaha qaraxa oo la…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa dib uga laabtay mucaaradnimo bilow ah oo uu kala hor yimid…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay xiisad siyaasadeed iyo mid amni ay ka taagan yihiin magaaladaasi.
Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Baydhaba aya soo saaray qoddobo ku…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed oo ku sugan magaalada Baydhaba ayaa baaq iyo qeylo…
Wararka laga helayo magaalada Baydbaba ee xarunta KMG ah ee Maamulka K/Galbeed ayaa sheegay inay halkaasi gaareen ciidamo ay dirtay…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin culus kasoo saartay xaaladda amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Baydhaba…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in Guddiga Doorashada K/Galbeed ay dib u bilaabeen shaqadooda iyagoo maanta shahaadooyin guddoonsiiyey…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed, iyadoo uu mar kale dib…
Wadaadka Sheekh Mukhtaar Roobow ee ka mid ahaa madaxda Alshabaab, balse isaga baxay oo hadda musharax u ah xilka madaxweynaha…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan la soo dhammeystiray ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhaba…
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ansixiyey xubno loo magacaabay Guddiga Doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo bedelaya kuwii xilka iska…
Guddiga joogtada ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen doorashadii Madaxweynaha Maamulkaasi ee loo madlanaa inay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay kala eryeen dad taageerayey musharax Mukhtaar Roobow oo diyaarinayey…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba booqday sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isagoo la kulmay madaxda maamulka…
Madaxweynaha KMG ah ee maamulka K/Galbeed, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi C/qaadir Shariif Sheekhunaa ayaa amarro dul dhigay wasiirada maamulka waqtigiisu…
Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xilka iska casilay, kana haray tartanka Doorashada maamulkaasi ayaa qoraal…
