Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia xasan Cali Kheyre uu maalinta Berri ah tegu…
Browsing: Kheyre
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dowladda Kenya ayaa qoraal tacsi ah u soo dirtay Soomaaliya, kaasoo dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed loogu tacsiyadeeyay waxyeeladii ka dhalatay…
Ra’isulwasaare Hassan Ali Khaire oo Warbaahinta Dowladda kala hadlaya Shacabka Soomaaliyeed, 24 saacadood ka dib weerarkii Alshabaab ku qaadeen hoteelo…
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka iyo saaxiibada ugu dhow Madaxweyne Farmaajo ayaa si weyn u…
Waxaa baraha bulshada kusii xoogeystay olole u muuqda dagaal qorsheysan oo ku socda Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo ay…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer lagu dhaqan galinayo Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la…
Ra’iisal Wasaaraaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada kalluumeysiga ee Dowlad goboleedyada dalka oo shir uga…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib u soo celiyay kormeero uu ku tegayo qaar ka mida goobaha bulshadu…
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa soo saaray war-saxaafadeed wadajir ah, kadib markii ay wadahadal magaalada Muqdisho ku yeesheen ku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay madaxa Siyaasadda iyo Nabadda Qaramada midoobay Rosemary DiCarlo oo maanta Muqdisho…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inay Kenya tahay dowladda koowad ee saxiibka la ah Soomaaliya, kana shaqeysa…
Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has thanked Kenya for being Somalia’s number one strategic partner in the ongoing transformation…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa galabta Madaxtooyada Kenya ku qaabilay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay inay booqasho rasmi ah…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib casuumaad uu ka helay madaxweynaha Kenya Uhuru…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Kulankii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul wasaare asan Cali Khayre.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaara kula yeeshay safiirrada dalalka midawga…
Guul waqtiyeed oo uu madaxweynaha gaaray keliya looma fasirin; waxay noqotay faan loo sammeeyay hal-heys, “Kheyre ku arag, Farmaajo kuu…
