Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa ka hadlay arrimihii ay isla soo qaadeen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, kadib kulan uu kula…
Browsing: Kheyre
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo ka mida…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, kalluumaysiga, Haweenka, Ganacsiga, Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha.
Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta ka doodaya wax ka bedelka Xeerka Bankiga dhexe ee Soomaaliya, si qof ajnabi ah uu xilka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo gabagabeeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo socday shantii maalmood ee ugu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka oo ka kooban…
Madaxda Dowladda Soomaaliya si kala gaara hambalyo ugu diray madaxweynaha la doortay ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda magaalada Muqdisho.
Shirka toddobaadlaha arrimaha bulshada ee uu guddoomiyey Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, ayna ka qeyb galeen wasiiro iyo maamulka Gobolka…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeray goobtii uu qaraxa weyn ka dhacay Khamiistii iyo Tiyaatarka Qaranka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarigga ka jaray xarunta Gurmadka deg-degga ah ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed (Otto…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulan xalay dhex maray Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha, kadib muddo toddobaad ah oo…
Waxaa goor dhow soo idaaladay kulan caawa dhex maray guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu kulan uga socdo magaalada Muqdisho guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo Ra’iisal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib booqasho uu ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo magacaabay Wasiir cusub oo bedelaya wasiirkii Howlaha Guud…
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta xukuumadda Soomaaliya C/fataax Ibrahim Geesey oo xilka iska casilay ayaa sheegay saddex sababood ku kalifay…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Amiirka Dalka Qatar Tamiim…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa farriin kulul u diray kooxaha ku kacsan madaxda dowladda Soomaaliya.
Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan…
