Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u dhooofay dalka Qatar, iyadoo ay wehliyaan…
Browsing: Kheyre
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo guddoomiyey kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa aamr siiyey xubnaha Golaha…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta wada guddoomiyey shir looga…
Warbixinno lagu faafiyay qaar ka mida website-yada Soomaalida ayaa Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku eedeyay shaqaaleysiin qabyaalad ku saleysan, waxaase…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda maaliyadda, Dekadda Muqdisho iyo xarunta maamulka gobalka…
Ciidamo cusub oo loo tababarayo Booliska ayaa ku soo biiraya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan sanadeed u qabtay xubnaha Golihiisa wasiirada, kasoo oo la sheegay in lagu…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aqbalay jawaab ay ka heleen xukuumadda Soomalaiya oo ku saabsan…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa boqolaal ciidamo ka tirsanxoogga dalka Soomaaliyeed kula hadlay xarunta wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, isagoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa Qoraal jawaab ah u diray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ku saabsan khilaafka u…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta wasaaradda maaliyada iyo dekadda weyn ee magaalada…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu la safto maamul Goboleeedyada xiriirka u jaray dowladda Federaalka, kadib…
Wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye ayaa su’aal ka keenay qorsheyaasha xukuumadda Soomaaliya ee uu ka mid yahay, isagoo…
Wasiir ku xigeen ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqadii laga joojiyey kadib markii baaritaan lagu bilaabay arrimo la xiriira wax…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku tegay…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka dhoofay magaalad Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sacuudiga isagoo gaaray Magaalada Jiddah.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta kulan la yeeshay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Boqortooyada Sacuudiga Caadil Bin…
Wafdigii Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga.
