Kulan loogu talogalay xuska sanadguurada koowaad ee xukuumadda Soomaaliya oo qorsheysnaa in caawa lagu qabto Muqdisho ayaa la baajiyey saacadihii…
Browsing: Kheyre
24-kii saac ee ugu danbeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday dadaallo lagu doonayo in xal loogu helo xiisadda ka dhalatay…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku tegay xalay saldhigga Booliska degmada Hodon iyo ciidamo lagu diyaariyey…
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa halka uu kasoo bilowday isku dhaca guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), iyadoo…
Xogta laga helayo ayaa sheegaya in dhaqaale lagu sii wado ololaha mooshinka Jawaari uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kala…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubnaha ugu dhowdhow ee gadaal ka riixaya mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka…
Ciidamada xasilinta iyo kua Madaxtooyada ayaa Caawa la wareegay xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
Xildhibaanada Aqalka sare oo si weyn isugu khilaafsan ansixinta xeerkii dalka looga mamnuucay Shirkadda DP World ayaa laga cabsi qabaa…
Iyadoo xiisad siyaasadeed oo culus ay ka dhalatay mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer iyo damaaad ku kala bixiyey wasaarado iyo xeebta Liido ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa beesha caalamka u gudbisay qorshe ay Ciidamada dalka ay AMISOM ugala wareegayaan amniga dalka.
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furmaya iyadoo kadib la guda geli doono kulamada kalfadhiga saddexaad ee…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jawaab kulul ka bixiyey go’aankii xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay heshiiska Dekadda Berbera ee…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Washington, dalka Mareykanka uga qeyb galay dood uu soo qabanqaabiyey Bankiga…
Agaasimaha Guud ee Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan si kulul ugu jawaabay dowladda Soomaaliya oo ka horjeesatay heshiiska…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa fiidnimadii ka duulay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay mowqifka dowlada Federaalka Soomaaliya ka qaadatay heshiiska ay Itoobiya ku biiray mashruuca dekadda Berbera…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. kadib socdaal uu ku tegay dalka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka soo duulay magaalada Abu dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo ku soo jeeda…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhaqaaqday tallaabadii ugu weyneyd ee ay ku faragelineyso Qaranimada Soomaaliya kadib markii heshiis lagu muransanaa…
