Waxaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho munaasbadda sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Browsing: Kheyre
Shirweynihii Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo xiray magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Xildhibaanno ka soo jeeda Beesha Hawiye oo ah Guddi u socday xaaladda siyaasiga u xiran dowladda Soomaaliya ee C/raxmaan C/shakuur…
Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha H/Gidir ayaa xalay saqdii dhexe kadib tegay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyagoo kulamo degdeg ah la yeeshay…
Miisaaniyaddii ay toddobaadkan ansixiyeen Baarlamanka Soomaaliya waxa ay la jaanqaadeysaa is bedelka dhinaca lacagaha ah ee ay sameysay dowladda markii…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo war kasoo saaray hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin…
Dowladda Itoobiya ayaa uu danbeyn xabsiga kasii deysaay Weriye Maxamed Aweys Muudeey (Boqorka Bartamaha) oo sanado ku xirnaa dalka Itoobiya.
Shirkii caadiga ah ee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia ayaa ka hadlay qarixii is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu dilay askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqasho hambayo ah u tegay Xarunta Wasaaradda…
Kooxdda mucaaradka ku ah hogaanka Dowladda Somalia ayaa badalay qeyb ka mid ah hanaankii ay markii hore wax ku wadeen…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dib u bilaabay kormeeradii uu ku tegi jiray xarumaha wasaaradaha, kadib bilo ay…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay arrimaha musuqa iyo heerka ay xukuumadiisa ka taagan tahay.
Hanti-dhowrihii hore xilka laga casilay Nuur Faarax Jimcaale kadib markii ilaaladiisa ay dileen wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya ayaa saxaafadda…
Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo badan oo ay ka mid yihiin…
Bandhig bille ah oo xukuumadda Soomaaliya ku soo bandhigto ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Mid ka mida wasiirada xukuumadd Kheyre ayaa afka furatay iyadoo si weyn u canbaareysay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kasoo horjeeda…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay qaabka siyaasadda dalka iyo qorshe ku saabsan mooshin laga wado xukuumadda.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya xilkii laga qaaday.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed ayaa la sheegay inuu ka baxay isbaheysi siyaasadeed oo dowladda Imaaraadka u dhistay…
