Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kula kulmay madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed…
Browsing: Kheyre
Diyaarad milateri oo laga leeyahay dalka Qatar iyo wafdi ka socda Wasaradda Gaashaandhigga dalkaasi ayaa ka degay Magaalada Dhuusamareeb ee…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa war kasoo saaray weerarka lagu qaaday Hotelka Cascasey ee magaalada Kismaayo.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si degdeg u diray lacag balanqaaday inuu uga qeyb qaato dhismaha Garoonka Ciyaaraha…
Wasiirkii hore ee Haweenka Puntland Caasho Geelle ayaa faahfaahin ka bixisay wixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo shirqoolkii ay madaxda…
Qorshe maamulka Puntland ku doonayey inuu ku xakameeyo socdaalka Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre shalay ku tegay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay sheegeen inuu sio fowdo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu ugu danbeyn aqbalay in soo dhoweyn shacab Waqooyiga Gaalkacyo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in is mari waa’ uu ka dhashay qaabka uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Kulan xasaasi ah ayaa galabta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex maray waxgaradka beesha Sacad H/Gidir iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegay inay halkaasi ka dhaceen wadahadallo u dhaxeeya magaalada Cadaado iyo wasiiru dowle uu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa safar dhulka ku gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigiisa oo saaka gaaray magaalada Cadaado ayaa halkaasi ka tegay, kadib markii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre dib ugu laabtay magaalada Cadaado, isagoo safar kale oo dhulka uga socdaalay…
Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socota qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo halkaasi ku wajahan kadib…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusmareeb ayaa halkaasi ugu yeeray Ganacstada waaweyn ee kasoo…
Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD u qaabishan Soomaaliya Francisco Madeira iyo IGAD, Mohamed Ali Guyo ayaa maanta ka degay Magaalada…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabanaya diiwaangelinta ciidamada Ahlu suna ku wareeejisay dowladda Somalia, iyadoo ay halkaasi ku sugan yihiin taliyeyaasha…
Hadal jeedinta waa mid ka mid ah xirfadaha ugu waaweyn ee madaxda u horseedi kara in ay kasbadaan kalsoonida shacabka,…
Waxaa goor dhow la filaya inuu degaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud uu gaaro Ra’iisal wasaaraha xukuumadd Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,…
