Madaxweynaha Dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, balse ay sharci darro ku tilmaantay dowladda Federaalka ayaa qabtay shirkiisii jaraa’id…
Browsing: Kismaayo
Golaha Wakiilada Jubbaland ee dowladda federaalka aysan aqoonsaneyn ayaa maanta yeeshay kulan uu dalbaday Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).
Dowladda Somalia ayaa culeyskii ugu horeeyay kasoo wajahay xaaladda Jubbaland iyo dib u doorashadii Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kadib markii…
Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa war cusub kasoo saaray xariga dowladda Federaalka ee…
Maamulka Jubbaland ayaa War cad kasoo saartay xariga magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga maamulkaasi C/rashiid Xasan Janan, iyagoo ka…
Maamulka Jubbaland ayaa War Cad kasoo saatay Go’aankii Golaha wasiirada Dowladda Federaalka oo ku saabsanaa inaysan aqoonsaneyn Doorashadii Jubbaland iyo…
Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa isku raacay go’aankii Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya kasoo saartay doorashada Jubbaland oo ahaa inaan la…
Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku saabsan in Diyaaradaha ku sii jeeda…
Kulankii ugu horeeyay ee Golaha Wasiirada xilka sii haya ee maamulka Jubbaland ayaa maanta looga hadlay qabanqaabada caleemo-saarka madaxweynaha markii…
Kulan ay maanta magaalada Kismaayo ku yeesheen Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland oo uu guddoomiyey Madaxweynaha dib loo doortay Axmed Maxamed…
Xarakada Alshabaab ayaa War kasoo saartay Doorashadii maamulka Jubbaland ee dhowaan ka dhacay magaalada Kismaayo oo dib loogu doortay Axmed…
Madaxda Dowladda Somalia ayaa diyaarisay qorshe lagu go’doominayo madaxweynaha dib loo doortay maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kadib markii…
Waxaa magaalada Kismaayo maanta looga dhawaaqay madaxweyne cusub oo la sheegay in lagu doortay magaaladaasi, kadib doorasho laba dhinac ah…
Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadatay Doorashooyinka maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee lagu doortay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam…
Siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, wasiiro hore iyo madaxweynayaal hore oo maamul Goboleed ayaa hambalyo u…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka Jubbaland uu goor dhoweyd Madaxweyne cusub doortay.
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda diyaargarowgii ugu danbeeyay ee Doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbalanad oo laba goob ka dhaceysa, iyadoo la…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland ee Axmed Maxamed Islaam ay go’doomiyeen Guriga musharax C/rashiid Maxamed…
Qoraal caawa kasoo baxay beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa looga digay in doorashada madaxweyne ee Berri 22-ka Ogost ka…
Xaaladda is-mari waaga ah ee ka taagan magaalada Kismaayo iyo Doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee Berri ka dhaceya halkaasi waa natiijadii…
