Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa Qado sharaf ugu sameeyay magaalada Muqdisho xildhibaannada labada Gole ee kasoo jeeda…
Browsing: Lafta-gareen
Waxaa galabta Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacay shirar ay yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka iyo saddexda Madaxweyne ee Heshiiska Doorashada…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxda saddexda maamul Goboleed ee Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle laga reebay shirka…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Mohamed (Lafta-gareen) ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkiisii Warfaafinta.
Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ansixiyey mooshinka muddada xilka loogu kordhiyey Madaxweyaha Maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen).
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddiga farsamada ee soo xulaya xildhibaannada cusub ee…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Caasimada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Casho sharaf u Sameyey Madaxweyniyasha Dowlada…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa soo saaray amar ah in magaalada Baydhaba ay isaga…
Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhaba, isagoo ka hadlay dadkii xalay…
Shir ay magaalada Garowe ku yeesheen madaxa maamul Goboleedyada saddexda ah ee Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa laga soo…
Shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya madaxda maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa ka furmay magaalada Garowe, iyadoo…
Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay inuu qaban doono doorashada buuxinta kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-garen) ayaa dib u magacabay Gudoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose oo xilkaasi hore looga…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed(Lafta-gareen) ayaa magacaabay 15 wasiir iyo 25 wasiir ku xigeen oo lagu dhammeystiray Golaha Wasiirada…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, kadib uu u yeeray markii la sheegay in madaxweynaha…
Iyadoo magaalada Baydhaba ay ka socoto diyaar garowga caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa…
Waxaa magaalada Baydhaba looga dhawaaqay in C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) loo doortay madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, kadib doorasho muran…
Doorashada madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya waxay isu bedeshay doorasho la sii ogyahay qofka ku guuleysan doona, kadib markii dowladda…
