Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii’ada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan ka mid ahayn mas’uuliyiinta ka qeyb galaya…
Browsing: London
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay shir ka dhacaya Magaalada London oo ku saabsan shidaalka…
Booliska dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca iyo halka uu kasoo jeedo asalkiisa ninkii gaariga ku jiiday jidgooyo amniga loogu talagalay…
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in Gaari xowli ku socday lagu dhufay Derbi amni oo laga ilaaliyo dhismaha…
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa booqashadiisi ugu horreysay ee rasmi ah ku tegay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo…
Allaha ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyoodey wariyihii caanka ahaa ee Maxamed Aadan…
Wiil oo Soomaali ahoo Mindi lagu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska bartimihii bishan, ayaa muuqaaladiisa la shaaciyay iyadoo 16…
Orodyahanka reer caalami ee dalka Ingiriiska, kana soo jeeda Soomaaliya Mo Farah ayaa kaalinta saddexaad ka galay orodka Maaratoonka caanka…
Tartanka Marathon-ka London ee sannadkan ayaa waxa uu qabsoomayaa maanta oo cimilda London tahay tii ugu kululayd ee uu ku…
Wararka ka imaanaya Dalka ingiriiska ayaa sheegaya in labo wiil oo Soomaali midna la dilay, kan kalena la dhaawacay, kadib…
Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Khadar Saalax ayaa lagu dhex dilay xabsi ku yaalla Magaalada London ee dalka…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baajiyay booqashadii la sii qorsheeyay ee uu ku tagi lahaa UK bisha Feebaraayo, wuxuuna sheegay…
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday gaari uu ka dhacay meel u dhow xarunta Matxafka…
Lix qof ayuu dhaawac ka soo gaaray weerrar ka dhacay bariga London oo looga shakisan yahay in loo adeegsaday walxo…
Booliska Ingiriiska ayaa qabtay nin 18 jir ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay qaraxii shalay London lagula beegsaday…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax lala beegsaday tareen ka mid ah kuwa London ee dhulka hoostiisa mara.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax laga maqlay Tareen dhulka hoostiisa mara magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Hooyo Soomalaiyeed oo 60 sano jir ah iyo wiil ay dhashay oo dhalinyaro ah ayaa nolol derbi jiifnimo ah ku…
Orodyahanka Ingiriiska ee Mo Farah ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka ciyaaraha fudud ee magaalada London.
Orodyahanka Ingiriiska ee asalkiisu yahay Soomaaliya Mo Farah ayaa ku guuleystay tartanka orodka 10,000 mitir ee orodka World Athletics Championships.
