War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxda maamul Goboleedyada dalka ee ku shirsanaa magaalada Kismaayo ay xiriirka u jareen…
Browsing: Madaxda maamul Goboleedyada
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Khudbad ka jeedinaayay Shirka Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa eedeyn u jeediyey…
Waxa goor dhoweyd Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka furmay shirkii Golaha Iskaashiga dowlad-goboleedyada oo ay ka…
Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee magaalada Baydhaba ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gabagabeeyo, iyadoo laga soo saarayo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku joogay dalka Qatar ayaa sii dheereystay socdaalkiisa oo markii hore la sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba aya sheegaya inay halkaasi gaareen qaar ka mida madaxda maamul goboleedyada, iyadoo qaar kale ay…
Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa ku sii jeeda maanta magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay casuumaa u soo dirtay qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Shirka Amniga Qaranka ayaa caawa ka fumay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galyaan madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyda…
Iyadoo shirkii Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Gobaleedyada uu weli ka socdo magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin…
Isku day lagu doonayay in Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Axmed looga hor istaago ka qeyb galka shirka madaxda dowladda federaalka…
Iyadoo ay magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada shirka uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee dowladda Federaalka iyo…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Mugdisho uu ka furmo shirka madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland, ahna Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa war cad kasoo saaray casuumadii uu…
Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadleen xaaladda dalka iyagoo eedeyn kulul u jeediyay…
Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaalia ayaa War-murtiyeed ay maanta soo saareen ku weeraray dowladda Federaalka Soomaaliya kuna eedeeyay inay faragelin…
Shirka Kismaayo ee madxda maamul goboleedyada ayaa isku raacay inay sameystaan Gole xiriiriyaha oo danahooda ka shaqeeya.
Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa xilligan ka hadlaya shirka arrimaha Soomaaliya ee ka socda magaalada London.
