Browsing: Mareykanka
Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa qoraallo kala gaara kasoo saaray ka noqoshadii Muddo kororsiga Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Dowladda Mareykanka ayaa ka dalbatay inay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya inay…
Dowladda ayaa baaq toos ah u dirtay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed…
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ula wareegtay dhexdhexaadinta dhinacyada isku haya Doorashada dalka, kadib markii la isku mari waayey…
Dowladda Mareykanka ayaa ka hor timid dalabkii ay Midowga Musharixiinta Mucaaradka u direen Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee in la…
Dowladda Mareykanka ayaa dhinacyada magaalada Muqdisho boorisay inay joojiyaan dhammaan shaqaaqooyinka.
100 Soomaali ah ayaa la filayaa in dowladda Mareykanka Berri (Khamiista iyo Jimcaha) ay dalkeeda ka musaaafuriso, iyadoo dib loogu…
Mareykanku waa ka duwan yahay dalalka kale marka ay timaado Soomaaliya iyo magaalada Muqdisho, waxaan saraakiisha iyo madaxda dalkaasi ee…
Waaxda Arrimaha Gudaha Dowladda Mareykanka (Homeland Security) ayaa soo saartaay war u fiican Soomaali fara badan oo Mareykanka ku nool,…
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyada dalka Maraykanka ayaa loo geystey jirdil iyo tacadiyo sababtay inay soo gaaraan dhaawacyo.
Dowladda Mareykanka ayaa maanta shaacisay inay cuna-qabateyn ku soo rogtay seddex qof iyo seddex shirkadood oo lagu eedeynayo inay taageeraan…
Nin isku dayay inuu isku qarxiyo Busteejada ugu weyn Basaska ee magaalada New York ayaa la qabtay, waxaana dhaawacyo soo…
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya lacag dhan 300 Milyan oo Doolar.
Diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeyn ay maanta ka fuliyeen sadhig tababar oo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Bay la sheegay in lagu…
Milateriga Mareykanka ayaa faafhaahin ka bixiyay howgallo duqeyn ah oo ay diyaaradahooda ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya.
War cad oo kasoo baxay Guddiga Somalia u qaabilsan Mareykanka ayaa lagu amray muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan magaalada Muqdisho…
Diyaaradaha Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig maleeshiyada taageersan Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee…
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa goob dalxiis oo ku sugnaa magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.
Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baarto 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen dagaal qowmiyadeed…
