Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Marko kula kulmay dhallinyaro qayb ka ahaa colaaddii sokeeye ee magaaladaasi, isagoo sheegay in…
Browsing: Marko
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Marko ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kulamo xogwareysi iyo is dhexgal…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa dhaliilay, kana hor yimid socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya maanta ku tegay magaalada Marko ee xarunta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose ayaa dadka ku nool magaaladaasi khudbad u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Marko ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 14-ka Oktoobar ayaa la sheegay inay kala qaado Maleeshiyo beeleed muddo lix sano ah…
Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al Shabaab…
Howlgal ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, guutada 14-ka Oktobar ay ka sameeyeen Magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose ayaa lagu soo qabtay…
Ciidammada milateriga ee 14-ka Oktoobaroo fadhigoodu yahay magaalada Marko ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay inay xalay dileen horjooge ka tirsan…
Wararka laga helayo Magaalada Marko ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo howlgal amni oo ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay Caawa weerar culus ku…
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dagaal culus ku qaadeen magaaladaasi…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar duqeyn ah iyo dagaal toos ah oo ay Alsahbaab ku qaadeen magaalada Marko…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa galabta ka qeyb galay janaasada Dable ka tirsana ciidamada xoogga dalka oo ka dhacday magaalada Muqdisho.
Senator Axmed Macalin Nadiir oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qeylo dhaan kasoo saaray ciidamada uu…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Marko xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in xaaladda magaalada ay degan tahay, kadib markii ay…
Wararka laga helayo Gobolk Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamo uu wato Abaanduulihii hore ee ciidamada Xoogga dalka Jen. C/llaahi Cali…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa heshiis la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha.
Tartan kubadda cagta ah ayaa loo qabtay beelaha magaalada Marka ku dirirsan ee H/Gidir iyo Biyamaal, sida ayaa shaacisay AMISOM.
Maamulka Koofur Galbeed ayaa si cad ula saftay mid ka mida beelaha ku dagaalmaya Gobolka Shabeellaha Hoose.
