Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay…
Browsing: Masar
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shirka Ganacsiga ee Africa 2017.
Sheekha Azhar Axmed ADayib ayaa qaadacay kulan hore loo qorsheeyay inuu la yeesho madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Sharma Sheikh ee ee dalka Masar.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Masar oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha dalkaasi Axmed Shafiq ayaa laga musaafuriyey…
Ciidamada dalka Masar ayaa bilaabay howlgal balaaran oo lagu baacsanayo dabley dad badan ku leysay masjid ku yaalla gobolka Sinia…
Ciidamada Masar ayaa waxay sheegeen in ay weerar dhanka cirka ah ku qaadeen Mintidiin la ruymaysan yahay in ay yihiin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray Madaxweynaha dalka Masar iyo shacabka dalkaasi.
Dadka ku dhintay Masjidka ku yaalla magaalada Cariish ee dalka Masar ayaa gaaray 235, halka dhaawaca uu dhan yahay 109,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Rasaas iyo qaraxyo isugu jira loo adeegsaday lagu qaaday Masajid ku yaalla gobolka…
Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar Bam iyo Rasaas loo adeegsaday ku qaaday Masajid ku yaalla gobolka waqooyiga Sinai ee dalka Masar,…
Madaxwaynaha dalka Masar C/Fataax Al-Siisi ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii ciidamada militeriga dalkaasi todobaad kadib markii askar ka badan 50…
30 askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa lagu dilay iska hor imaad hubeysan oo dhex maray koox…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Telefoon u diray Madaxweynaha Masar C/fataax Al-Sissi.
Sheekh ka mida culimada Azhar ee dalka Masar ayaa shaqadii laga joojiyay kadib markii si toos ah hees uga qaaday…
Booliska Adduunka ee Interpol ayaa liiska dadka loo raadinayo dembiyo ay galeen ka saaray Sheekha caanka ah ee Sheekh Yuusuf Alqardaawi.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo axaddii booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Masar ee Qaahira, ayaa madaxtooyada shir kula…
