Browsing: Maxaabiis
Xog dheeraad ah ayaa laga helay Askar badan oo isu dhiibay Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Beledxaawo ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cafis u fidiyey maxaabiis ku dhow 150 qof, taasoo qeyb ka ah ka hortagga…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey maxaabiis ku dhow 600 oo ku jiray xabsiyada maamulkaasi, kadib xaaladda…
Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa maanta laga rarray halkaasi iyadoo si rasmi ah loogu wareejiyay Xabsiga weyn…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey oo sii deysay maxaabiistii Puntland ee Somaliland ay ku qabsatay dagaaladii…
Maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraya 35 qof ayaa maanta dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho, kadib markii ay muddo ku xirnaaeen…
13 maxbuus oo ay cafisay dowladda Iiraan ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho, iyagoo sanado ku xirnaa dalka Iiraan.
Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jamaame ku soo bandhigay maxaabiis iyo meydad ee ay sheegeen inay ku soo qabteen dagaalkii shalay…
Maamulka Puntland ayaa maanta xoriyadooda dib ugu celiyay 17 Maxaabiis ah oo u dhashay dalka Iiraan, kuwaas oo hore looga…
Qeybtii labaad maxaabiis ku xirnaa dalka India oo loo heystay Burcad Badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay Goraanka Aadan Cadde.
Waxaa galabta maqribnimadii kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho qaar ka mida maxaabiistii Soomaalida ee ku xirnaa dalka India.
Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahé ee dalka Seychelles ayaan maanta ku soo booqday 15 Soomaali ah oo halkaa ku xiran. Waxay ku xukuman yihiin…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa shaaciyey tirada maxaabiista Soomaalida ee ku jira xabsiyada dalalka caalamka.
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo goor dhoweyd ansixiyay heshiis maxaabiis isweydaarsi ah oo ay galeen dalalka Somalia iyo India.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Golaha Shacabka ayaa maanta leh kulankoodii caadiga ahaa, waxayna ka doodayaan saddex qodob oo hor yaalla.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka dalbaday dhiggiisa dalka Itoobiya Haile Mairam Deselgn inuu sii daayo maxaabiis…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay la sii deyn doono maxaabiistii ay Itoobiya ku soo wareejisay dowladda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Mumbai ee dalka India ayaa sheegaya in Mid ka mida maxaabiistii Soomaalida ee ku xirnaa Xabsiyada…
Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran India ayaa maanta 26 ka mid ah lagu xukumay min 7 sano oo xarig ah…
