Waxaa aad loo dhalliilay doorka RW Roble ka qaatay ilaalinta xuquuqda Xubnaha Midowga Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha u lahaayeen inay sameeyaan…
Browsing: Maxamed Xuseen Rooble
Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Guddi xildhibanno ah oo ka tirsan Kutlada la…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka baaqsaday inuu maanta tago kulanka Baarlamaanka oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa toddobaadkii ugu dambeeyay ku dhaqaaqay tallaabooyin dhaawac weyn u geystay maqaamkiisa iyo…
Qoraal kasoo baxay xafiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in Howlaha Doorashada iyo darar gelintooda loo…
Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mida xubnaha Aqalka Sare ayaa ka hor yimid Doorashada ay dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta, haddana ka mida Musharixiinta xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay kulan Galabta dhex maray…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaara la yeeshay Musharaxa xilka Madaxweynaha C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Xoghayaha joogtada cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dr. Maxamed Ibraahim Nuur ayaa maanta xilka kala wareegay, kadib markii xilkaasi u…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay xil ka qaadista iyo mahacaabidda Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya, isagoo hore u…
Kulan shalay khadka Internet-ka ku dhex maray Wakiilada Beesha caalamka iyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay xaaladda…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa farriin u diray Musharixiinta Mucaaradka ee u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb qaatay Aas qaran oo loogu sameeyay saraakiishii lagu dilay…
Safarkii ugu horeeyay ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku tegay maamul Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa kusoo idlaaday qarax…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qarixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa kashifay arrin uu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka dalbaday…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xaalad adag kasoo wajahday beesha uu kasoo jeedo ee Hawiye, kadib kulan…
Waqtigii dheeraa ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaadatay inuu soo xulo Ra’iisal wasaare bedela Xasan Kheyre waxay dad badan…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la shaaciyey in lagu ayiday go’aanadii ay qaadatay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaca ka bedeley waqtiga ‘KALA GURKA’ ah ee ay xukuumadiisa kusoo beegantay, iyadoo dalku doorasho…
