Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal u kala diray madaxda Maamul Goboleedyada dalka.
Browsing: Maxamed Xuseen Rooble
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee aan weli soo Golihiisa Wasiirada ayaa maanta 15-ka Oktoobar 2020 la shaaciyey…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad loo qabtay furitaanka qaar ka mida wadooyinka Muqdisho…
La-taliyihii gaarka ahaa ee Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabi Xariir Baaruud ayaa isaga tegay shaqadii uu ka hayey xafiiska Ra’iisal wasaaraha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tegay qaar ka mida Isbitaallada Muqdisho xilli saacado loo…
Madaxweyihii hore ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa saaka bartiisa Facebook kusoo qoray in lacah baad lagu weydiistay Xafiiska Ra’iisal…
Ra’iisul Wasaaraha aan weli magacaabin Golihiisa Wasiirada Maxamed Xuseen Rooble ayaa amarro kusoo rogay wasiiraa xilka sii haya ee xukuumadii…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ka dhoofay goor dhoweyd isagoo safarkiisii ugu horeeyay dalka uga…
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in xilli Doorasho la galay, isagoo soo saaray Faafinta…
Garyaqaan Cabdullaahi Maxamed Jimcaale oo sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa uga digay Ra’iisal wasaaraha cusub inuu…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga sugayaa inuu soo dhiso Gole wasiiro cusub, iyadoo ay soo…
Iyadoo lagu guda jiro dhismaha Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya xog ku saabsan wasiirada aan…
Ra’iisul Wasaaraha csuub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankiisii ugu horeeyay xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka…
Kadib markii uu helay codka kalsoonida Baarlamaanka 23-kii September 2020, isla markaana uu noqday Ra’iisal wasaare rasmi ah waxaa Maxamed…
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey heshiis is-afgrad ah oo ay gaareen Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadii dhacday Mahdi Maxamed Guuleed oo madaxweyne Farmaajo sii-haye Ra’iisal wasaare u magacaabay ayaa maanta xilka…
Dhawaan magacaabistii Ra’iisul-wasaare Roobe kadib waxaa soo baxday su’aal ah cidda xilka ku wareejinaysa Ra’iisul-wasaaraha cusub, ma ra’iisul wasaarihii xukuumadii…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah oo halis gelineysa Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shalay codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka Federaalka ayaa isla xalay bilaabay…
