Guddi Aqalka sare u saaray xal u helista khilaafka ka dhashay mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyey inay burburtay waanwaantii…
Browsing: Mooshin
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa weerar ku qaaday guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golahaasi…
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka C/wali Ibraahim Muudey ayaa ugu danbeyn shaaciyey xilliga uu furmayo Baarlamaanka Federaalka.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ololaha mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanaka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu gaarey heer…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay qoraal talo soo jeedin ahaa oo uu dhowaan diray…
Guddiga Aqalka Sare uu u saaray xallinta khilaafaadka xubnaha Aqalka Hoose, ayaa maanta shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen…
Guddigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka u saareen Arrinta Mooshinka laga keenay guddoomiyaga Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay…
Guddigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka u saareen Arrinta Mooshinka laga keenay guddoomiye Jawaari ayaa go’aanno kasoo saaray kulamadii ay la…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa markii ugu horeysay muddo toddobaad ku dhow ka hadlay…
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana mida mudanayaasha ugu horeeya ee wada mooshinka ka dhanka a…
Guddi uu hoggaaminayo gudddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka koobnaa 7 xubnood loona xil saaray xalinta khilaafka ka…
Muddadii sanadka ahayd ee ay dhisneyd dowladda hadda jirta, waxaa dhowr jeer soo baxay warar sheegaya mooshin ka dhan ah…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ee taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Mooshinku ka yaallo ayaa in xaalada…
Wararka laga helyo xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qoraal culus uu guddoomiye Jawaari u kala diray wakiilada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanno cusub ay ku biireen mudanayaasha Barlamaanka ee wada Mooshinka Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamaca Ciyaar jecel ayaa ka hor yimid mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Waxaa si weyn loo hadal hayaa qaabka loo marayo xil ka qaadista Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii mooshin laga…
Xildhibaanada wada mooshinka looga horjeedo guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa dadaal ugu jira wax ka bedel lagu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ogolaaday in mooshinka laga keenay, isagoo sheegay inuu diyaar u…
Maanta oo ay taariikh du tahay 19ka bisha maarso, waxaa kulan isugu yimid Xubno ka kala socda qaybaha Bulshada Rayidka…
