In ku dhow 70 xildhibaan oo ka mida Garabka Baarlamaanka ee wada Mooshinka xil ka qaadista guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed…
Browsing: Mooshinka Jawaari
Wararka laga helayo Xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamo cusub iyo Hub lagu soo kordhiyey ilaalada…
Wararkii ugu danbeeyay ee Mooshinka laga wado guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in waanwaantii laga dhex waday labada dhinac ay ku…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa la sheegay inuu ka baxay is-afgarad dhex maray madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Xildhibaannada taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kas oo saareen baaq ay u direen madaxweyne…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darroku tilmaamay go’aankii Gudoomiye…
Xildhibaanada taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa kulan Qado& dhoolatus isugu jira maanta ku yeeshay magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baajiyey kulan ay dalbadeen xildhibaanada wada mooshinka Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Jawaari.
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka C/weli Ibraahim Muudey ayaa maanta shaqadii ka joojiyey xoghayihii guud ee Baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka C/weli Ibraahim Muudey ayaa shaqadii ka joojiyay Xoghayihi guud ee Baarlamaanka Soomaali C/kariin…
Waxaa soo baxay warar kala duwan oo ku saabsan mustaqbalka mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), kaasoo…
Qorshihii Xil ka qaadista Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ee baaqday Sabtidi 31-ka Maarso ayaa la helay codeyn…
Qaar ka mida dalalka Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa cadaadis ku saaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si weyn u qorsheysay fadhigii la qorsheeyay inuu dhaco maanta oo Sabti ahayd 31 March 2018, kaasoo…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qoraal kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo aragtidisa ku saabsan…
Howlihii gobalka Banaadir oo labo asbuuc hakad ku jira xili Eng Yariisow uu ku dhex milmay xukuumadii uu hore uga…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa saaka shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho isagoo faahfaahin ka bixiyey qaabkii…
Madaxweynihii Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa soo diray baaq & farriin ku socota madaxda dowladda Soomaaliya iyo xildhibannada Golaha shacabka.
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay xaaladda kacsan ee ka dhex jirta Baarlamaanka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka muranka dhaliyey ka yaallo Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay Mooshinka laga…
