Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ololaha mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanaka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu gaarey heer…
Browsing: Mooshinka Jawaari
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay qoraal talo soo jeedin ahaa oo uu dhowaan diray…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa taageeray guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Muudey oo maanta sheegtay…
Xildghibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo hormuud u ah Madal xildhibaanno la baxay Horusocod oo kala tegay, ahaana kuwii ugu horeeyay…
Guddiga Aqalka Sare uu u saaray xallinta khilaafaadka xubnaha Aqalka Hoose, ayaa maanta shir jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen…
Guddoomiya ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa maanta ku dhawaaqay hadal dood cusub dhaliyey , kadib markii uu sheegtay inuu…
Guddigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka u saareen Arrinta Mooshinka laga keenay guddoomiyaga Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay…
Guddigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka u saareen Arrinta Mooshinka laga keenay guddoomiye Jawaari ayaa go’aanno kasoo saaray kulamadii ay la…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa markii ugu horeysay muddo toddobaad ku dhow ka hadlay…
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana mida mudanayaasha ugu horeeya ee wada mooshinka ka dhanka a…
Guddi uu hoggaaminayo gudddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka koobnaa 7 xubnood loona xil saaray xalinta khilaafka ka…
Muddadii sanadka ahayd ee ay dhisneyd dowladda hadda jirta, waxaa dhowr jeer soo baxay warar sheegaya mooshin ka dhan ah…
Wararka laga helyo xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in qoraal culus uu guddoomiye Jawaari u kala diray wakiilada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanno cusub ay ku biireen mudanayaasha Barlamaanka ee wada Mooshinka Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamaca Ciyaar jecel ayaa ka hor yimid mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa weerar afka ah ku qaaday Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating, isagoo ku eedeeyay…
Xildhibaanada wada mooshinka looga horjeedo guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa dadaal ugu jira wax ka bedel lagu…
Maanta oo ay taariikh du tahay 19ka bisha maarso, waxaa kulan isugu yimid Xubno ka kala socda qaybaha Bulshada Rayidka…
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa si kaftan leh uga hadlay shirarka ay magaalada Muqdisho ka wadaan xildhibaannada wada mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka…
Xildhibaanada wada mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa kulan Qado ah maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho iyadoo kusoo bandhigay cududdooda.
