Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan qaabka loo maareynayo Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Browsing: Mooshinka madaxweynaha
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay qorshe uu ku mashquulinayo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan…
Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ag yaalla guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda gacanta ku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa xubnaha Golaha wasiirada ee xukuumadiisa amar ku siiyay in wasiir waliba uu kalsoonida…
Xildhibaanada Beesha Ogaadeen ayaa shaaciyay inay gebi ahaantood ka laabteen, kana baxeen Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha iyagoo sabab uga…
Akhristayaasha Wadani.com waxan markan u soo gudbinaynaa Liiska xildhibaanada Beelaha Digil & Mirifle ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Xildhibaanada taageersan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay qorshe cusub oo ay doonayaan inay uga hortagaan Mooshinka laga keenay madaxweynaha…
Qorshe uu waday guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo lagu doonayay in Baarlamaanka Federaalka lagu hor keeno maanta…
Waxaan mar kale akhristayaasha Wadani.com u soo gudbineynaa Liiska xildhibaanada Beesha Daarood ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sii fogeeyay rajadii yareyd ee laga qabay Mooshinka xil…
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa soo gabagabeeyay wadahadal uu la lahaa xildhibaanada Mooshinka ka keenay madaxweyne…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa maanta yeeshay, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmarke,…
Waxaan markan akhristayaasha Wadani.com u soo gudbineynaa Liiska xildhibaanada Beesha Ogaadeed ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan…
Xildhiban Yusuf Geelle:” In Mooshinku sharci darro yahay Guddoomiye jawaari waa isla garanay, wuxuuse nagu yiri fursad i siiya…..” (Dhageyso)…
Jaamacadda Carabta ayaa ku soo biirtay dalalka iyo ururada soo fara geliyay xiisada ka taagan mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha…
Waxaa ka sii daraya is-heysadka sharciyeed ee ku saabsan Mooshinka madaxweynaha, waxaana dood weyni ka taagan tahay in Maxkamadda sare…
Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laba toddobaad jirsaday tan iyo intii ay xildhibaano gaaraya 93…
Guddoomiyaha golaha dhaqanka beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in Mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu yahay…
Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyey dadaallada ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya…
Iyadoo aanu ku dhex jirnay soo gudbinta xildhibaanada saxiixay mooshinka laga keenay madaxweynaya ayaa waxaanu idin heynaa Liiska xildhibaanada Beesha…