Xubno ka tirsan Garsoorayaasha Maxkamadda sare ayaa u sheegay guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya inaan Mooshinka laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
Browsing: Mooshinka madaxweynaha
Dalladda SOSCENSA oo War Saxaafadeed ka soo saartey Mooshinka laga Gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya SOSCENSA waa Dalladda ugu ballaaran ee Matasha…
Guddoomiyaha Golaha odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan Dacar Xers Nuur ayaa si kulul u cambaareeyay Mooshinka lag keenay madaxweyne Xasan Sheekh…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee wada Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha ayaa shuruudo ku xiray inay ka noqdaan Mooshinkaasi oo ilaa…
Nabad-doon Axmed Diiriye Cali oo ka mida hogaamiyeyaasha dhaqanka waaweyn ee beelaha Koonfurta Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay mooshinka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa bilaabay waanwaan uu ka dhex wado madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan…
Taageerayaasha Madaxweynaha ayaa bilaabay olole ay ku doonayaan inay uga hortagaan Mooshinka xil ka qaadista ee laga keenay madaxweyne Xasan…
Xildhibaanada Mooshinka ka wada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, horena u ahaa Wasiirkii Aarrimaha Gudaha oo hadda ka mida xildhibanada hor-boodaya Mooshinka laga keenay madaxweynaha…
Mooshinka laga keenay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli xaaladiisu cakiran tahay iyadoo guddoonka Baaralmaanka Soomaaliya raadinayo qaab sharciyeed…
Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa, haddana gudoomiye ka ah urur ay ku…
Xildhibaanada Federaalka ee Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay cuskadeen qodobo Dastuuri ah oo ku jira…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida saaxiibada ugu waaweyn ee Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markiisii ugu horeysay ka hadlay…
Iyadoo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya uu horyaallo gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ay saxiixeen 93 xildhibaan oo ka mida…
Wadani.com ayaa heshay liiska xildhibaanada saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha ee guddoonka Baarlamaanku aqbalay oo ay ku saxiixan yihiin…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed ay goor dhow ka soo saareen xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Mooshinka xil ka qaadista…
Ergeyga xoghayaha guud ee Q/Midoobay ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Mooshinka laga keenay…
Halkee ku danbeeyay Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha..? Wararkii ugu danbeeyay ee xaalada mooshinka laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo…
Qaar ka mida xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xaalad culus kasoo wajahday Mooshinka uu aqbalay ee horyaala guddoonka Baarlamaanka kadib markii culeysyo waaweyn…
