Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa War-Saxaafadeed wadajir ku shaaciyey inuu dalku doorasho degdeg aado, meeshana laga saaro wax kasta…
Browsing: Muddo kororsi
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawabay Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgarsiinta Xasan Xundubey Jimcaale oo goor dhoweyd sheegay…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters ayaa Bayaan kasoo saaray iska hor imaadyada ka dhacay magaalada Muqdisho iyo xaalada…
Xaafado ka tirsan degmooyinka Hodon iyo Howlwadaaag ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saka ka socda Barakac, kadib markii ay ciidamo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamadii ka horjeeday muddo kororsiga madaxweynaha xilka ka dhammaaday ee Maxamed Farmaajo…
Bannaanbxyadii ugu waaweynaa oo looga horjeedo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa gilgilay waqooyiga Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa dhaqdhaqaaq ciidan laga dareemayo Jidka Maka Almukarama ee xiriiriya degmooyin badan…
Taliyihii labaad ee saldhiyada Booliska Gobolka Banaadir ayaa ka goostay dhinaca dowladda, kuna biiray ciidamada gadoodsan ee ka horjeeda muddo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliye ka tirsan Booliska Gobolka Banaadir oo goostay, kuna biiray dhinaca ciidamada…
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa sheegay in madaxweynaha xilkiisu dhammaaday lagula xisaabto falalka…
Xaalada caasimadda Muqdisho ayaa degan saaka, kadib iska hor imaadyo iyo dagaallo culus oo xalay ka dhacay degmooyin iyo xaafado…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal kale ka qarxay agagaarka Isgoys Mirinaayada ee degmada C/casiis, halkaasoo uu…
Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada dowladda iyo Ciidamo ka tirsan Milateriga oo qabsaday degaano ka mida caasimadda ee Waqooyiga…
Ciidmada gadoodsan ee Milateriga Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la wareegay qeybo cusub oo ka mida caasimadda Muqdisho.
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maanta la wareegay qeybo ka mida caasimadda Muqdisho.
Waxaa isa soo taraya warark ku saabsan in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ee fadhigoodu ahaa Gobolka Sh/Dhexe ay soo…
Dallaka Xubnaha ka ah Golaha Ammaanka Qaramad Midoobay ayaa muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin sii socoshada is-mari waaga siyaasadeed…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareysi siiyey Wargeyska Buffalo News ee kasoo baxa magaaladii uu…
Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed talo u jeediyay madaxda waqtigoodu dhammaaday ee dowladda Federaalka,…
Taliyaha Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku tilmaamay madaxweynaha xilka kororsaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo mid ka…
